Kulamo Looga Hadlayay Horumarinta Gobolka Galgaduud Oo Ka Dhacay Dhuusamareeb Sheeko:Dalka Kulamo looga hadlayay xaaladaha nolosha degaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa lagu soo gebagebeeyay maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolkaasi. Waxaa ka qeyb galay kulamadani odayaasha degaanka iyo kuwa kale… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaad “Khilaafka Gaalkacyo Wada Hadal Ha Lagu Xaliyo” Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed ee Koonfurta iyo bartamaha dalka ayaa ka hadlay dagaalka ka soconaya dhanka galbeedka ee Gaalkacyo. Nabadoonka ayaa sheegay in nabaddu…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhaarinta Xildhibaannada Hirshabelle Oo Dib Loo Dhigey Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Jowhar ka sheegtay in maalinta berrito ah magaalada Jowhar lagu dhaarin doono xildhibaannada uu yeelanayo maamulka Hirshabeelle. Xoghayaha joogtada ee wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Dib Uga Billowday Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in maalintii labaad uu ka soconayo dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh kaasoo u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Dad Rayid Ah Oo Laga Helay Magaalada Baladweyne Sida ay inoo sheegeen dadka degaanka meydadka labo ruux ayaa lagu arkay duleedka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiran. Meydadkani oo labo ruux oo shacab ah ayaa laga helay degaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Puntland Ku Eedeysay Inay Soo Qaaday Dagaalka Galbeedka Gaalkacyo Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Barre Yuusuf ayaa ka hadlay dagaal saaka dib uga qarxay dhanka galbeedka ee magaalada Gaalkacyo. Xirsi Barre ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inay dagaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Galbeedka Gaalkacyo Inta la xaqiijiyay 6 qof ayaa ku dhimatay dagaalka oo mid kamid ah ay tahay haweeney halka in ka badan 10 ruuxna ay ku dhaawacmeen oo kala ah labada dhinac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda: “Waa In Degdeg Loo Dhameystiraa Xildhibaannada Hirshabeelle” Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in meel wanaagsan ay marayso howsha maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe taasoo ka socota magaalada Jowhar. Ergada ayaa ansixisay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaaro Saameeyay Dadka Iyo Duunyada Oo Ka Jira Degaanno Ka Mid Ah Gobolka Sanaag Wararka ka imaanaya qeybo kamid ah gobolka Sanaag ayaa sheegaya inay ka jiraan abaaro xooggan oo sababay inay saameeyaan nolosha dadka iyo duunyada. Degaannada ugu daran ee gobolka Sanaag oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Goodax Barre “Madaxweynaha Ayaa Horey U Qalday Hannaanka Shirka Jowhar” Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo horey mar u soo noqday wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa si ka hadlay arrimo ku saabsan shirka maamul u sameynta ee labada gobol ee Hiiraan…