Amniga Waqooyiga Gaalkacyo Oo Soo Hagaagaya Sheeko:Dalka Taliska Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ay soo hagaagayso xaaladda ammaan ee Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo. Hadalkaan ayaa Taliyahan sheegay mar Maanta oo Arbaca ah Saldhigyada Ciidamada Gaalkacyo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Ka Jirta Gobolka Sanaag Oo Laga Qeylinayo Dadka shacabka ah ee ku dhaqan degmooyin ka tirsan gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya ayaa waxaa weli heysta xaalado dhanka nolosha ah iyagoo ka cabanaya abaaraha ka sii daray ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Lagu La’ Yahay Xeebaha Boosaaso Doonidani waday shixnado ganacsi ayaa ku degtay xeebaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari taasoo ka soo shiraacatay dalka Cummaan. Doonidani oo la dhihi jirey Alkhaadiri ayaa wadatay lacag Hindiya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Saraakiil Loo Tababaray Caafimaad Saraakiil ka tirsan millateriga dowladda federaalka ayaa magaalada Baydhabo loogu soo xirey tababr la xiriira gargaarka degdegga ah. Tababarkani oo ay bixinayeen taliska AMISOM ee magaalada Baydhabo waxaa loo qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Alshabaab Ahaa Oo Kismaayo Iska Dhiibey Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo ku dhow saraakiil ciidan oo ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland waxaa Jubbaland isku dhiibey sarkaal ka tirsanaa Xarakada Alshabaab. Wararka ayaa sheegaya in sarkaalkani uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/Dhexe: Ciidamo Millateri Ah Oo Gadooday Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa millateriga dowladda oo gadooday ay qabsadeen meel lagu qaadayay lacagaha canshuurta ee gobolka. Wararka ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Booliska Oo Mushaar La Siinayo Taliyaha booliska gobolka Baay Col. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa maanta sheegay in si rasmi ah ay u billaabi doonaan bixinta mushaarka ciidanka booliska ee ku sugan degaannada gobolkaasi. Hadalkani oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska Puntland Oo Amarro Amni Soo Saaray Taliyaha ciidanka booliska ee maamulka Puntland Jeneraal Cabdulqaadir Shire Faarax(Ereg) oo shir jaraa’id maanta saxaafadda ugu qabtay magaalada Garoowe ayaa soo saaray amarro cusub oo la xiriira ammaanka degaannada Puntland. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:War Kala fadhigii Golaha Gaalkacyo P/Land Oo La Xirey Kala fadhigii koowaad ee golaha degaanka magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa maanta la soo xiray. Xiritaanka kala fadhigaani waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiyaha magaalada Gaalkacyo ee Puntland Maxamuud Yaasiin Tumeey,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Jabuuti Oo Daawo Gaarsiiyay Hiiraan Dowladda Jabuuti ayaa maanta deeq daawo ah ku wareejisay maamulka gobolka Hiiraan kadib markii gobolkaasi degaanno ka tirsan uu ka dillaacay cudurka shuban biyoodka. Deeqdani daawada ah oo uu soo…