Ciidamo Gaar Ah Oo Loo Tababarayo Kismaayo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay ku howlan yihiin diyaarinta ciidamo gaar ah oo boolis ah. Taliyaha ciidanka booliska ee Jubbaland Jaamac Xasan ayaa sheegay in ay wadaan tababar siinta ciidamo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiintii Baardheere Oo Hawada Ka Maqan Wararka laga helayo degmooyin kamid ah gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay maanta go’an tahay isgaarsiintii degaanno kamid ah gobolkaasi. Isgaarsiinta degmada Baardheere iyo degaannada ku xeeran ayaa gebi ahaanba…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Amartay Inay Isdaawaangeliyaan Xoogsatada Ku Sugan Gaalkacyo Taliska amniga gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kaga dhawaaqay go’aan ay ku sheegeen inuu degdeg yahay islamarkaana dadka muruqmaalka ah ee ka shaqeysta waqooyiga Gaalkacyo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Halakeysay Puntland Oo Ka Sii Dareysa Dadka ay abaaruhu ku heystaan degaannada Puntland ayaa maalinba maalinta xigta ay sii xumaanaysaa xaaladdooda, waxaana bakhtiyay xoolo badan oo isugu jira geel iyo ari kuwaasoo u dulqaadan waayay harraadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Alshabaab Oo Weerartay Degmada Qoryooleey Wararka laga helayo degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya inuu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Xarakada Alshabaab. Dagaalka oo xalay dhacay ayaa Alshabaab waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Geelle “Gaalkacyo Ma Jiro Ganacsi Isu Gudba” Nabadoon Cali Geelle oo kamid ah waxgaradka magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in dadka shacabka ah ee ku nool magaaladaasi iyo degaannada ku xeeran ee gobolka Mudug iyo gobollada ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Qabatay Khamri Iyo Raggii Watay Ciidamada booliska maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe ku soo bandhigay Khamri ay sheegeen inay ka soo qabteen gudaha magaaladaasi. Howlgallo ciidanka Puntland ay ka sameeyeen gudaha xaafadaha Garoowe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Hirshabeelle Oo Mahadaay Gaaray Wafdigani oo ka kooban Xildhibaanno ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhow gaaray magaalada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe halkaasoo ay ka jiraan xaalado dhanka nolosha ah oo adag. Socdaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Jowhar: 200 Oo Qof Oo Uu Soo Ritey Cudurka Shubanka Wararka laga helayo Isbitaalka guud ee magaalada Jowhar ayaa sheegaya in 72-kii saac ee la soo dhaafay in isbitaalkaasi la dhigay dad gaaraya boqolaal oo uu soo ritay cudurka shuban…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug “Xabad Joojintii Waa Ay Fashilantay” Iyadoo weli magaalada Gaalkacyo ay ka taagan tahay xaalad aan fiicneyn oo dhanka ammaanka ah ayaa waxaa ka hadlay maamulka gobolka Mudug ee Galmudug. Guddoomiye xigeenka gobolka Mudug ee dhanka…