Madaxweyne Guuleed Oo Baaq U Direy Xildhibaannada Laga Soo Doortay Galmudug Sheeko:War Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xildhibaannada lagu doortay dhowaan Cadaado ku wareejiyay shahaadooyinka xildhibaanno. Cabdikariin Guuleed ayaa sheegay in xildhibaannada Cadaado ka soo baxay uu kula dardaarmayo ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doomo Ganacsi Oo Ku Xirtey Dekadda Hobyo Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa faahfaahin ka bixiyay doomo sida shixnado ganacsi oo ku xirtey dekadda magaalada Hobyo. Guddoomiyaha degmada Hobyo ee Galmudug Cabdullaahi Cali Axmed ayaa wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqii Gaalkacyo Oo Maalintii Labaad Xiran Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maalintii labaad suuqa aynaan ka jirin wax shaqo ah. Suuqa weyn ee bartamaha magaalada ayaa xiran kadib markii…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Hadlay Abaaraha Ka Jira Galmudug Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa ku baaqay in gargaar beni’aadanimo lala gaaro dadka iyo duunyada ay saameysay abaarta daran ee ka jirta gobollada dalka. Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Cali ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Labo Wasiir Oo Maanta Iscasilay Labo wasiir oo ka tirsanaa maamulka Galmudug ayaa maanta Cadaado saxaafadda ugu sheegay inay iska casileen xilalkii ay ka hayeen maamulkaasi Galmudug. Wasiir ku xigeenka wasaaradda maalgashiga Galmudug Cabdisalaan Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NISA Oo Howgallo Ka Wada Ceelasha Biyaha Guddoomiyaha degaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho Cabdiraxmaan Garyare ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in ciidanka dowladda federaalka ay howlgallo maanta ka wadaan degaanka Siinka Dheer illaa Ceelasha Biyaha. Howlgalladani oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Abaaruhu Barakiyeen Oo Gaalkacyo Gaaray Iyadoo abaaraha ka jira degaannada gobolka Mudug ay ka sii dareyso maalinba maalinta xigta ayaa waxaa saameyn adag ay ku yeelatay kumanaan qoys. Dadkani oo ay saameyn ballaaran ku yeelatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha Oo Kor Loo Qaadayo Munaasabad looga hadlayay arrimaha beni’aadanimada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Munaasabaddani waxaa ka qeyb galay wasiirro ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, wakiilka UNSOM ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Siinka Dheer Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degaanka baabuur nuuca raaxada ah ayaa ku qarxay goor dhow degaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in labo nin ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiir Ku Xigeen Hore Oo Xildhibaan Noqday Cabdishakuur Cali Mire oo horey u soo noqday wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga mid noqday baarlamaanka federaalka. Doorashada aqalka hoose ee…