Guddoomiyaha Degmada: Booliska Buurhakaba Ayaa Mas’uul Ka Ah Amni Darrada Sheeko:Dalka Guddoomiyaha degmada Buurhakaba Cabdi Maxamed Axmed ee gobolka Baay ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda ammaan ee degmadaasi oo maalin ka hor uu ka dhacay qarax miino. Qaraxani oo ay ku… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashadii Jowhar Oo U Hakatay Kuraas Lagu Muransan Yahay Waxaa maanta hakad ku jira doorashadii aqalka hoose ee magaalada Jowhar ka socotay taasoo maraysa meel gebogebo ah. Magaalada Jowhar ayaa lagu doortay illaa 36 xildhibaan waxaana dhiman tartanka labo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiintii Xarardheere Oo Dib U Soo Laabatay Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degmada Hobyo ku sugan waxaa maanta dib mar kale hawada ugu soo laabatay isgaarsiinta degmooyinka Hobyo iyo Xarardheere iyo degaanno kale oo hoostaga degmooyinkaasi. Isgaarsiinta…
1 daqiiqo Sheeko:War Xeerkii Saxaafadda Puntland Oo La Ansixiyay Baarlamaanka maamul goboleedka Puntand ayaa maanta waxay meel mariyeen xeerka saxaafadda Puntland kaasoo sanadihii la soo dhaafay ay isku khilaafsanaayeen xildhibaaannada. Sharciga warbaahinta Puntland ayaa muddo ka taagnaa khilaaf wuxuuna…
1 daqiiqo Sheeko:War Daahir Jeesow Oo Mar Kale Xildhibaan Noqday Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ahaa baarlamaanka federaalka ee waqtigiisa uu dhammaaday ayaa mar kale kamid noqonaya baarlamaanka cusub ee dowladda soo socota. Doorashada aqalka hoose ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kismaayo Kaga Qeyb Galaya Kulamo Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ay ka socdaan kulamo looga hadlayo xaaladaha Soomaaliya iyo arrimaha doorashooyinka. Kulamadani waxaa ka qeyb galaya madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:War 3 Xildhibaan Oo Maanta Cadaado Lagu Doortay Doorashada aqalka hoose ee magaalada Cadaado maalmahan ka socotay ayaa maanta waxaa laga soo doortay 3 xildhibaan oo midi haweeneey ay tahay. Kursigii koowaad waxaa ku wada tartamay Cabdixakiim Macallin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Dowladda Oo Gaaray Cadaado Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug. Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka DR Ibraahim Iidle Suleymaan waxaa socdaalkani…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashadii Jowhar Oo U Hakatay Ergo La’aan Sida uu soo sheegayo wariyaha Goobjoog News ee magaalada Jowhar waxaa maanta jirin wax doorasho ah oo ka socota magaaladaasi. Wararka ayaa sheegaya in ay maanta hakad ku jirto doorashadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Kismaayo Madaxweyne Xasan Maxamuud Oo Hadda Gaaray Magaalada Kismaayo Iyo Bandow Saaran Magaaladaasi Wararka hadda ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu halkaas gaaray. Safarka…