Ilhaan Cumar Iyo Jamaal Oo U Sharaxan Congress-ka, Akhriso Noloshoodii Hore Sheeko:Dalka Ilhaan Cumar oo gabar dhalinyaro ah, oo ka tagtay Soomaaliya, kuna barbaartay xeyaha qaxootiga kadibna Mareykanka ka mid noqotay golaha sharci-dejinta Minnesota ayaa haatan isu soo taagtay inay u tartanto… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiiska Lahaanshiyaha, Maamulka iyo Wadaagga Dakhliga Shidaalka iyo Macdanta Waxaa xalay saqdii dhexe magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay shirka amniga qaranka, shirkan oo 2 maalin halkaasi ka socday waxyaabaha lagu heshiiyay waxaa ka mid ahaa Heshiiska Lahaanshiyaha, Maamulka iyo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Aminga Qaranka Ee Baydhabo Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada, Koonfur Galbeed ee Baydhabo waxaa looga hadlay arrimaha Amniga Qaranka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi: Waa nasiib darro, dagaal aanan u baahneyn baa dhex dhacaya Soomaaliya iyo Somaliland Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeisa ayaa sheegay in wax laga xumaado tahay dagaal uu sheegay inuu ka dhex dhacayo Soomaaliya iyo Somaliland. Muuse oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: 3 Qodob Oo Ay Xalay Ku Dhafreen Madaxda Shirka Amniga Qaranka Waxaa maalintii 2aad magaalada Baydhabo ka socda shirka amniga qaranka, haddaba Goobjoog News ayaa xiriirro la sameysay wufuudda shirka ka qeyb-galeysa si loola socda halka ay xaaladda mareyso. Arrinta Amniga:…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkii Baardheere Oo Kordhay Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xalay saqdii dhexe magaalada Baardheere ku dhex maray ciidamada Jubbaland iyo Al-shabaab. Deeq Cusmaan Axmed oo ah taliye ka tirsan Jubbaland, kana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qorshaha Maalinta 2aad Ee Shirka Amniga Qaranka, Baydhabo Shirka amniga qaranka oo shalay ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa wararka sheegayaan in maalinta 1aad xoogga lagu saaray arrimaha la xiriira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Khasaare Ka Dhashay Weerar Ay Xalay Soo Qaadday Al-shabaab Dagaal culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa saqdii dhexe ee xalay ka dhacay gudaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Dagaalka waxaa uu ahaa weerar ay Al-shabaab ku soo qaadeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Trump iyo Kim: Sidee Loo Fariisan-doonaa, Yaase Bixinaya Qarashka?! Dunida waxaa ay isha ku heysaa shirka June 12 ku dhex mari-doonna Singapore hoggaamiyeyaasha Mareykanka Donald Trump iyo waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un, waxaase jira su’aalo badan oo la xiriira arrimaha protocol-ka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Warbaahinta Oo Loo Diiday Shirka Aminga Qaranka Warfidiyeenka ka howl-gala magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta mar kale loo diiday inay baahiyaan wararka shirka amniga qaranka ee ka…