Akhriso: Ajendaha Iyo Waxyaabaha Looga Hadlayo Shirka Amniga Qaranka Ee Baydhabo Sheeko:Dalka Waxaa magaalada Baydhabo ka furmaya maanta shirka amniga qaranka oo ay ka qeyb galayaan madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ra’isul wasaare Kheyre, Labada gole ee baarlamaanka federaalka ah… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: 39 Dugsi Oo Ay Ku Jiraan 4 Sare Ayaa Ku Burburay Duufaanta Xafiiska xaaladaha degdegga ah ee wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa maanta ka hadashay dugsiyada ay waxyeellada ka soo gaartay duufaantii ku dhufatay Somaliland. Maamulaha xafiiska Xuseen Cabdi Cali oo arrintan kala…
4 daqiiqo Sheeko:War Kagaashaamashada Hadda ayaa Ka fudud Gurmadka Hadhow! Jeermiska waa noolayaal yar yar oo ilmaqabato ah; sida Bakteeriyada, Fayruska, Baarasaadyada iyo Fangaska. Dhammaantood siyaabo kala duwan ayaa ay u soo galaan jirkeenna, iyaga oo weerar ah. Hab difaaca…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey Iyo 3 Kale Oo Sanadkan u Sharaxan Abaalmarinta Caalamiga Ah Ee Chatham House Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) Guddoomiyaha guddiga Madax-banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo 3 kale ayaa sanadkan isugu soo haray tartanka abaalmarinta caalamiga ah ee Chatham House . Sida lagu sheegay qoraal ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: 20 Kun Oo Qoys Oo Ay Dhibaato Banii’aadnimmo Ku Heysato Jalalaqsi In ka badan 20 kun oo qoys ayaa la sheegayaa in ay ka baro-kaceen magaalada Jalalaqsi, kuwaas oo dhibaato banii’aadnimmo ku heyso hareeraha magaaladaasi ka tirsan gobolka Hiiraan. Magaalada lama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Amniga Qaranka Oo Ku Sii-jeeda Baydhabo Shirka amniga qaranka ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya. Weriyaha Goobjoog News oo haatan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Laga Qaadayo Xaaladda Deg-degga Ah Dalka Itoobiya ayey Golahiisa Wasiirrada isku raaceen in la qaado xukunkii deg-degga ahaa ee ay horay uga soo rogtay xukuumaddoo hore. Go’aankan kasoo baxay Golaha wasiirrada Dalka Itoobiya ayaa loo…
7 daqiiqo Sheeko:War QORMADA CARTE: Isbadelka Nolosha…Guriga Caarada Waxa aan halkii ka sii wadan doonaa qormooyinkii ku saabsana sidii aan Isbedel taban ugu sameyn lahayn Nolosheena. Intiinii hore u la socotay, waxa aan qormadii hore kaga hadalnay isbedelka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Dhibaato Ka Dhalatay Roob Ka Da’ay Awbarkhale Hal qof ayaa ku dhintay, labaatan gurina way ku dumeen halka laba gaadhina uu qaaday roob ka da’ay deegaanka Awbarkhale oo 25KM dhinaca beri ka xiga Hargeysa. Wararka waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheegaya Inay 12 Ka Dileen Al-shabaab Dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay 12 Al-shabaab ah ku dileen weerar ay ka fuliyeen meel ka baxsan magaalada caasimadda ee Muqdisho. Saraakiil u hadashay xafiiska howl-gallada Mareykanka ee Afrika…