Somaliland: Shaqaale Sri Lanka U Dhashay Oo La Musaafurinayo Sheeko:Dalka Dawladda Sri Lanka ayaa sheegtay in 12 shaqaale oo Qaxooti ahaa una dhashay dalkaas islamarkaana ku sugnaa Magaalada Hargeysa dib loogu celinayo dalkooda. Arrintan ayaa timid kaddib markii Shaqaalaha u… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare oo La Dhaariyay Waxaa maanta xilka loo dhaariyay Baashe Yuusuf Axmed oo axaddii uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay xilka guddoomiyaha maxkamadda sare. Baashe ayaa la magacaabay kadib markii cabasho laga keenay Ibrahim iidle…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Wax Ka Ogow Xasaradaha Ka Jira 5ta Dowlad Goboleed Ee Federaalka Ah Meelo badan oo dalka ah waxaa ka jira xasarado kala duwan, kuwaas oo saameyn ku leh nolosha dadka iyo dalka, caqabadna ku ah horumarka iyo dowladnimada la hiigsanayo. Goobjoog News…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Keenay Khilaafka Madaxda Galmudug? Kadib mowqif maanta ay arrinta Galmudug ka soo saareen 8 Senator iyo 27 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee laga soo doortay deegaankaas, waxaa ku cad in dhibaatada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyaha maxkamadda sare u magacaabay garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed. Haddaba, Waa Kuma Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed? Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed waxaa uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimo Masaari Ah: Puntland Kuma Taallo Soomaaliya! Dhowr baare oo u dhashay dalka Masar ayaa soo saaray baaritaan cusub oo ay ku doodayaan in “Puntland” oo ah dhul uu xiriir ganacsi kala dhaxeyn jiray dalka Masar xilligii…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Casir Iyo Carabey Oo Meesha Ka Saaray Baarlamaan Iyo Xukuumad Lala Wadaago Ahlu-sunna Maxamed Xaashi Carabey oo ah madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Casir oo maanta Cadaado ku laabtay ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen ku sheegay in ay ku shaqeyn-doonaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaadir: Ciidamada Dowladda Oo Qabtay Labo Nin oo Dhac u Gaysanayey Shacabka Ciidamada boliiska iyo kuwa Nissa ee degmadda Boondheere oo kaashanaayo Shacabka iyo maamulka Boondheere ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan qaarka ka mida kuwa caadeystay in habeenkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirradii Cusbaa Ee Federaalka Oo La Dhaariyay Munaasabad ka dhacday Villa Hargeisa, oo ay goobjoog ka ahaayeen Maxamed Mursal Sheekh guddoomiyaha golaha shacabka iyo ku-xigeenka ra’isul wasaaraha Mahdi Maxamed Guueed Khadar ayaa la sheegayaa in lagu dhaariyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaaladda Tuka-raq Wararka ka imaanaya deegaanka Tukaraq ayaa sheegaya in saaka xaaladda ay degantahay kadib dagaal dad badan ku dhinteen oo halkaasi ka socday muddo todobaadyo ah. Dowlad goboleedka Puntland ayaa saacadihii…