Somaliland: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Duufaanta Sheeko:Dalka 25 qof ayaa ku dhimatay 27 kalana waa la la’yahay roobabkii duufaanta watay ee saddexdii maalmood ee u dambeeyay ka da’ayay deegaanada xeebta – sida lagu sheegay war kasoo baxay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Denmark Ah Oo Soo-jeedisay In Muslimiinta Ay Shaqada Fasax Ka Qaataan Bisha Ramadaan Wasiir u dhalatay dalka Denmark, isla markaana lagu yaqaano naceybkeeda dadka muhaajiriinta ah ayaa muslimiinta ku tiri “Maad fasax qaadataan bisha Ramadan” iyada oo intaasi raacisay “Waa cibaado Qatar nagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Dalbatay $80 million Oo Wax Looga Qabto Fatahaadaha Qaramada Midoobey iyo dowladda Soomaaliya ayaa qeylo-dhaan u diray beesha caalamka, iyaga oo codsaday lacag dhan $80 million oo deg-deg ah, si wax looga qabto fatahaadda ka jira koonfurta iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Saameynta Uu Roobku Ku Yeeshay Barakacayaasha Iyo Dadka Tabarta Daran Roobab xoogan ayaa xalay ilaa maanta ka da’ay gobolka Banaadir, taasi oo sababtay in ay saameyn ku yeeshaan kaamamka barakacayaasha iyo dadka tabarta daran. Dadka oo qaarkood la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Sheegeysa In Dacwaddii Badda Ee Kenya Ay Weli Socoto Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inuusan jirin wada xaajood ay Kenya kala yeelatay Dowladda Soomaaliya dacwadda Badda ee horay loo geeyey Maxkamadda caalamigaah ee Hegue. Sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Go’aanka Wasaaradda Waxbarashada Kadib, Gobolladee Roobabka Ka Da’een? Wasiirka waxbarashada Cabdiraxman Dahir Cusman ayaa maanta baajiyay Imtixaanka shahaadiga ee dalka isaga oo sababta ku sheegay roobabka mahigaanka ah ee ka da’aya caasimadaa iyo qaar ka mid ah gobolada dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Duufaanta Oo Sababtay Internet La’aan Magaalooyinka Somaliland ayaa maanta la sheegayaa internet la’aan marka laga reebo Internet ka shirkada Telesom . Waxaana Internetka go’ay uu saameeyey shaqada magaalooyinka, waxaa loo sababeeyay duufaanadii ku dhuftay xeebaha…
5 daqiiqo Sheeko:War ISBEDELKA NOLOSHA Sheekada Gorgorka: Waxa la sheegaa in Gorgorku ka mid yahay noolayaasha duula kuwa ugu cimriga dheer. Wuxu cimrigiisu gaadhaa 70 sano. Laakiin si uu da’daa u gaadho waa in uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Duufaan Iyo Roobab Khasaare Geystay Oo Ku Dhuftay Waqooyiga Soomaaliya Duufaan iyo roobab xoogan ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ka da’ay xeebaha waqooyiga Soomaaliya, taasi ay ka dhalatay khasaare naf iyo maal leh, sidaasi waxaa soo tabiyay weriyeyaasha Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeneydii Ugu Horeysay Oo Madax Ka Noqota CIA, Waa Tuma? Aqalka Senate -ka Mareykanka ayaa khamiistii ogolaaday in haweeneyda Gina Haspel noqoto agaasimaha CIA kadib markii la qanciyay xisbiga Dimoqoraadiga, oo wax jirtay cabsi la xiriirtay kaalin xun oo ay…