1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya iyo Kenya Oo Galay Heshiisyo Ay Ku Jiraan In Adis Ababa Dekad Ka Dhisato Lamu Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya ayaa heshiisyo la galay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Heshiisyada labada dhinac kala saxiixdeen waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka FAO: Soomaaliya, 7-badii Sano Ee Lasoo Dhaafay ilbiriqsi Kasta Waxaa La Jarayey Hal Geed Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir caalami ah oo looga hadlayo sidii looga hortagi lahaa adeegsiga iyo ka ganacsiga dhuxusha iyada oo laga cabsi qabo in jarista geedaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Naciima Qorane oo Xorriyadeeda Dib u Heshay Abwaanad Naciima Abwaan Qorane oo 15 April ee sannadkan ay maxkamadda Hargeysa ku xukuntay 3 sanno oo xabsi ah ayaa maanta laga sii daayay xabsiga haweenka ee magaalada Gabiley. Naciima…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog Cusub: Xaqiiqooyinka Cusub Oo Ku Aadan Qaabka Dowladda Federaalka Loogu Heysto €90.6m Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda federaalka ah, isla markaana ka mid ahaa dadkii wax ka ogaa bilow ilaa dhammaad heshiiska 6da markab ee ay dowladda federaalka ah la gashay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwad: Dowladda Federaalka Oo Loo Heysto €90.6m, 6 Markab Ayuu Dalabkoodu Ahaa Dukumentiyo ay si gaar ah u heshay Goobjoog News, waxaa ku qoran in dowladda federaalka ah ay heshiis la gashay shirkadda AMOSC oo fadhigeedu yahay dalka Qubrus 2013-kii, heshiiskan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka D/Goboleedyada Oo 5 Xubin U Saaray Sidii Dowladda Federaalka Ah Loogala Hadli Lahaa Qeybsiga Awoodda Iyo Kheyraadka Iyada oo laga ambaqaadayo heshiiskii November 5, 2017 ee dhex maray dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ee la xiriiray hirgelinta qodobada 44aad iyo 54aad ee dastuurka KMG ah oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War Murtiyeedka Shirkii Amniga Ee Brussels, Belgium Shirka amniga ee bishan 1-keedii, Soomaalida loogu qabtay magaalada brussels ee xarunta dalka Belgium ayaa laga soo saaray war-murtiyeed. Shirkan oo ay ka qeyb-galeen dalalka beesha caalamka waxaa ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Dhulkeeda Ka Mamnuucdey Hey’adaha Laga Leeyahay Koonfurta Soomaaliya Xukuumadda Somaliland ayaa khamiistii go’aan ka soo saartay hey’adaha laga leeyahay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ee ka shaqeeya dhulkeeda. Shir ay golaha wasiirrada yeesheen oo uu goobjoog ka ahaa madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: In Ka Badan 5 Qof Oo Daadad Ku Dhimatay Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay halka 11 kale la la’yahay kadib markii ay daadad ku qaadeen iyaga oo ka gudbayey buundo ku taallo webiga Kandisi ee gobolka gobolka…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhaarinta Guddoomiye Mursal Kadib, Akhriso 10 Qodob uu Ka Ballanqaaday Golaha Shacabka Waxaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan isaga oo lagu wado inuu guda-galo shaqo howleedka golaha shacabka iyo fulinta barnaamijkiisa…