1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Xafiis Ganacsi Ka Furatay Dubia Somaliland ayaa isniintii xafiis ganacsi ka furatay magaalada Dubai, kaas oo lagu sheegay in uu xoojinayo xiriirka dhaqaale ee ay la leeyihiin Imaaraadka. Xafiiskan waxaa uu kaalmeyn-doonna shirkadaha Somaliland ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nairobi: IGAD Oo Ka Shireysa Arrimaha Qaxootiga Soomaaliya Wasiirrada ka socdo dalalka urur goboleedkha IGAD ayaa khamiista ku kulmi-doonna magaalada Nairobi ee Kenya si meel loo saarro arrinta illaa hal Miyal oo qaxooti ah oo dalalka dariska la…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qaabkee Noqon Karaa Xil ka Qaadista Guddoomiyaha Golaha Shacabka?!! Sida ku qoran Qodobka 65aad ee dastuurka, faqrada 4aad, guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa waxaa codayn qarsoodi ah ku doorta aqlabiyadda tirada guud ee xubnaha golaha shacabka ee federaalka ah, xilkana kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Bilaabeysa Koronto Ka Dhallinta Biyo Xireenka “Nahda” Saraakiil Itoobiyaan ah ayaa axaddii sheegtay in Adis Ababa ay bilaabeyso tijaabada sidii koronto looga dhallin lahaa Biyo Xireenka “Nahda”. Biyo-xireenkan “Al-nahda” oo laga dhisay webiga “Blue Nile” waa dhul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2018: 2.7 million Oo Soomaali Ah Ayaa Caawin U Baahan Sanadkan bilowgiisa, waxaa soo roonaadey qaabka quudinta iyo cunto helista, waxaa kale oo yaraaday khatarta gaajada, sababta waxaa lagu sheegay gar-gaarka banii’aadamnimada ee la helay iyo dalaggii deyrta oo soo…
4 daqiiqo Sheeko:War Qormo: Khilaafka Kasoo Cusboonaaday Golaha Shacabka Tan iyo markii la unkay Jamhuuriyaddii Soomaaliya, waxaa ay yeelatey 10 baarlamaan iyo 16 guddoomiye. Baarlamanka shaqadiisa waxa ugu muhimsan afar: inuu matalo degaanka laga soo doortey; in uu dejiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari: Mooshinka Waa Jiraa Ee Golaha Hala Horkeenno…Is-casilaadeyna Waa Riyo Guddoomiyaha golaha shacabka oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Mooshinkii laga keenay ee kalsooni kala noqoshada uu jiro, loona baahan yahay in golaha la horkeenno, isaga oo u…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka David Concar Oo Goobjoog Uga Warramay Shirkii London iyo Arrimaha Banii’aadnimada Todobaad kadib, shirkii banii’aadnimada ee London, Goobjoog News ayaa arrintaasi wareysi gaar ah kala yeelatay safiirka UK ee Soomaliya David Concar, innaga oo wax ka weydiinay shirkii banii’aadamnimada ee London ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Guddiga Uu Golaha Aqalka Sare U Magacaabay Xallinta Khilaafka Golaha Shacabka Kulan ay maanta xaruntooda ku yeesheen guddiga joogtada ah ee golaha aqalka sare, kaas oo ku saabsanaa xaaladda ka soo cusboonaatay golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, ayaa waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka AMISOM Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantay La Wareegista Ammaanka Xarunta Golaha Shacabka AMISOM ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay wararka sheegaya in ay ciidamadooda kala wareegeen kuwa dowladda federaalka ah ammaanka guriga umadda(golaha shacabka). Afhayeenka howl-galka Lt Colonel Wilson Rono oo wareysi…