1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurka Jadeecada Oo Laga Tallaalayo 4 Milyan Oo Caruur Ah Labo ka mid ah hay’adaha Qaramada Midoobey iyo Wasaaradda Caafimaadka ayaa Isniintii waxaa ay daaha ka qaadeen olole lagu tallaalayo caruur ilaa 4 Milyan ah oo da’doodu u dhaxeyso 6-10…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Ka Doodaya DP World Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ka doodaya heshiisyada shirkadda DP World. Ajendaha ayaa waxaa kale oo ku jira dhageysiga Warbixinta Guddoonka Aqalka sare, Ka doodista weerarkii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Magacyada 11 Xildhibaan Oo Codsaday Dib-u-dhigista Arrinta DP World Ilaa 11 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa codsaday dib-u-dhigista arrinta DP World iyo in xukuumadda looga dambeeyo. Xildhibaan Cabdiraxmaan Ibbi oo ka hor hadlay Golaha Shacabka ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso : Xeer Golaha Shacabka Ah Oo DP World Ka Mamnuucaya Dalka, Heshiiskana Baa’biyay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta xaruntooda ku yeeshay kulanka 1aad ee kalfadhiga 3aad ayaa ansixiyay xeer dhowraya gobanimada iyo midnimada geyiga Soomaaliya. Xeerkan waxaa lagu sheegay qodobbo muhiim ah, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Guuleed Oo Ka Warbixiyay Kulan Uu La Yeeshay Narendra Modi Ra’iisalwasaare kuxigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magaalada New Delhi ee dalka India wuxuu kulan kula qaatay ra’iisul wasaaraha dalkaasi Narendra Modi oo ay ka wada hadleen arrimo muhiim ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Kaxda Ee Muqdisho Dagaal kooban oo u dhaxeeyay ciiamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalyahanno la sheegay inay ka tirsanaayeen Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Ciidamada dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Amarro Cusub Oo Lagu Soo Rogay Shirkadaha Duulimaadka Maamulka Jubbaland ayaa amarro cusub kusoo rogay shirkadaha duulimaadka ee ka shaqeeya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Cabdullaahi Aadan Maxamuud oo ah maareeyaha guud ee Garoonka Kismaayo ayaa isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Dhulkeeda Ka Mamnuucday Isticmaalka Domain-ka “.so” Somaliland ayaa maanta qoraal uu soo saartay ka mamnuucday adeegsiga Domainka “.so” iyaga oo ku doodaya in uu raad ku yeelanayo qarannimada iyo Madaxbannaanida Somaliland. Hadaba, Qoraalkaas oo Dhameystiran Halkan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniinta Farmaajo Ka Dib, Sidee Ayay Soomaaliya Uga Falcelin Kartaa Faragelinta Imaaraadka? Digniinta Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Sabtidii khudbad u jeediyay Baarlamaanka Federaalka ah ayaa dalalka dibadda uga digay faragelin, waxa uuna sheegay in aan la aqbali…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobadii Ugu Muhiimsanaa Ee Khudbadaha Madaxdii Ka Hadashay Furitaanka Baarlamaaka Waxaa Maanta dugsiga Gen. Kaahiye lagu qabtay xafladda furitaanka baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Xafladda waxaa joogay Madaxweyne Farmaajo, guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Ra’isul wasaare…