U bood dhigaalka

Somaliland Oo Dhulkeeda Ka Mamnuucday Isticmaalka Domain-ka “.so”

Maarso 11, 2018

Somaliland ayaa maanta qoraal uu soo saartay ka mamnuucday adeegsiga Domainka “.so” iyaga oo ku doodaya in uu raad ku yeelanayo qarannimada iyo Madaxbannaanida Somaliland.

Hadaba, Qoraalkaas oo Dhameystiran Halkan Ka Akhriso.