Wasaaradda Arrimaha Dibadda Federaalka Oo Ka Gaabsatay Magacaabidda Dalka Dhex-Dhexaadin-Doona Soomaaliya Iyo Imaaraadka Sheeko:Dalka Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo saaka wareysi siiyay BBC laanta afka Soomaaliga ayaa sheegay in dal walaal ah uu dhex-dhexaadin doonno Soomaaliya iyo Imaaraadka. Cawad oo arrintaasi ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Kenya Oo Golaha Ammaanka Ka Dalbaneysa Joojinta Qaraarka Lagu Dhimmayo Tirada AMISOM Dalka Kenya ayaa sheegay in golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey u gudbin-doonnaan in laga laabto dhimmista tirada ciidamada AMISOM ee jooga gudaha Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda Monica Juma ayaa sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo La Wareegtay Astaanta Qaran Ee dot SO Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay hay’ad ka madax banaan Dowladda, balse wixii hadda ka dambeeya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Cuna-qabateeyay Labo Ka Mid Ah Al-shabaab Mareykanka ayaa khamiistii soo saarey cunaqabateyn lagu soo roday labo ka mid ah hoggaamiyeyaasha Al-shabaab, kuwaas oo weerarro ka geystay Kenya iyo Soomaaliya. Qoraal ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Xildhibaan Oo Ku Dhintay Qarax Miino Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in labo xildhibaan oo ka kala tirsan maamullada Koonfur galbeed iyo Hirshabeelle ay ku dhinteen qarax miino oo dhacay agagaarka Balli-doogle. Xildhibaanka Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Jaamacadda Carabta Ka Dalbatay In Laga Hortago Heshiiska Berbera Warqad ay heshay Goobjoog News, ayna u xaqiijiyeen diblomaasiyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa waxaa ku xusan in ergada Soomaaliya ee Jaamacadda Carabta ay dalbadeen in ajendaha kulanka wasiirrada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koofurta Suudan Oo Codsi Xubinnimo U Dirsatay Ururka Jaamacadda Carabta Dowladda Koofurta Suudaan ayaa codsi u gudbisay ururka Jaamacadda Carabta si ay xubin uga noqoto, sidaasi waxaa laga soo xigtey ilo diblomaasiyadeed oo dhanka ururka Jaamacadda ah. Ilo wareedyadan diblomaasiyadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Lacag Ugu Yaboohey Abaarta Soomaaliya Xogheyaha arrimaha dibadda Mareykanka Rex Tillerson oo booqasho ku maraya qaaradda Afrika ayaa waxaa uu ka hadlay howlgalka Al-shabaab, isaga oo sheegay in AMISOM iyo dowladda Soomaaliya ay yareeyeen khatarta Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Qaybdiid: Wasaaradda Dastuurka Shaqadeedu Waa Fududeyn Guddoomiyaha Duddiga Lasocodka iyo Dib-u-eegista Dastuurka ee labada aqal Cabdi Xasan Cawaalle Qaybdiid oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in guddigoodu uu ka kooban yahay ilaa 16…