2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Caano Sumeysan Ayaa Ku Baahay Qaar Ka Mida Wadamada Dunida Shirkadda Lactalis ee laga leeyahay dalka Faransiiska ayaa in ka badan 12 milyan oo cartoon ee caanaha caruurta ah waxay ka celisay suuqyada 83 dowladood waxaana lagu sheegay sababta in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Iyo Wafdigiisa Oo Gaaray Adis Ababa Madaxwynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ku tagay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya. Safarka madaxweynaha oo noqonaya kii 2aad ee uu dalka kaga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog News: 2018 Iyo Isbarbardhigga Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Ah Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Soomaaliya waxaa sanad walba la meel-mariyaa miisaaniyado kala duwan, dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada sida Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, mid weliba waxaa ay leedahay miisaaniyad gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deynuunay: Xerada Iyo Deegaanka Waxa Ay Gacanta Ugu Jirtaa Dowladda Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda ee Deynuunay Zakariye Xaaji oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in Deynuunay xerada iyo deegaanka ay gacanta ugu jiraan dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Buubaa: Puntland Waa In Ay Garato In Somaliland Tahay Qaran Jiro Siyaasiga Ismaacii l Hurre Buubaa oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay dowladihii dalka Soomaray ee Soomaaliya hadana kusugan magaalada Hargeysa oo caasimad u ah Somaliland ayaa markii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Sool: Puntland Iyo Somaliland Oo Isku hor fadhiya Tukaraq Xiisad dagaal oo u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland ayaa ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaa ku qul-qulaya ciidamo ka kala socda labada dhinac. Puntland ayaa ciidamo badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Madaxweyne Farmaajo Oo Xalay Xaflad Ka Hadlay Waxaa xalay degmada Cadaado ee caasimadda KMG ah ee maamul goboleedka Galmudug lagu qabtay xaflad lagu soo dhoweynayey madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch: Al-shabaab Caruurta Ay Qasab Ku Wataan Hey’adda qaramada midoobey u qaabilsan xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch ayaa waxaa ay sheegeysaa in ay gobolka Bay kula kulantay qoysas ay Al-shabaab ay ka wadateen caruurta. Human Rights…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SISI: Masar Lama Dagaaleyso Walaalaheed Suudaan Iyo Masar Madaxweynaha Masar Cabdel Fattah El-Sisi ayaa sheegay in wadankiisa uusan dagaal la galeynin dowladaha Suudaan iyo Itoobiya xilli ay jiraan khilaafyo u dhaxeeya labad dal oo ku saabsan arrinta qoondada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Oo Sheegaya In Diyaaradihiisa La Qal-qal Geliyay Dowladda Imaaraadka ayaa sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee dowladda Qatar ay qal-qal galiyeen mid ka mid ah diyaaradaha duulimaadka rayidka oo laga leeyahay Imaaraadka. Imaaraadka Carabta ayaa tilmaamay in diyaaraddaan…