1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur U Dhimatay Roobka Dartiisa Dhimashada labada caruurta ah ee ka yar da’da labada sano ayaa la xaqiijiyey in ay isku biirsadeen cudurka jadeecada iyo roob xalay ka dul da’ay hooy ay ka deganaayeen Kaam…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Cusub Shirka Deeqbixiyaasha Waxbarashada Soomaaliya Ee Ka Dhacaya Kuwait Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhaweysay shirka deeqbixiyaasha waxbarashada Soomaaliya ee ay ku dhawaaqday Dowladda Kuwait iney qabanqaabineyso. Sabtidii ayaa Soomaaliya ay si weyn u soo dhawaysay shirka ay…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Ka Gaabiyay Ballan-qaadyo Iyo Barnaamijyo La Xiriiray Isla-xisaabtanka Xukuumadda Isla-xisaabtan ee ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre waxaa muddadii ay jirtay dalka ku soo kor-dhisay barnaamijyo badan oo isla xisaabtan ah iyadoo arrinkaasi ay qeyb ka ahayd ballan-qaad uu ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka AMISOM Oo Goobjoog Uga Warramay Howlgalka Cusub, Kala Wareejinta Ciidamada AMISOM Iyo Jihada Itoobiya Ciidamada AMISOM ayaa lagu wadaa in todobaadyada soo socda dib-u-dejin iyo isku-xir ciidan lagu sameeyay ka hor howgal-ka ka dhan ah xarakada Al-shabaab. Madaxa AMISOM Francisco Madeira ayaa sabtidii sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Booqasho Ku Tagay Japan, Kana Hadlaya Arrimaha Waqooyiga Kuuriya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa uu maanta booqasho ku tagay dalka Japan isaga oo sheegay in arrinta hubka ee Waqooyiga Kuuriya ay tahay arrimaha ugu muhiimsan uu kala hadfli-doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga: Wasiirro Shaqada Looga Ceyriyay Arrimo La Xiriira Musuq Dalka Sacuudiga ayaa shaqada ka joojiyay 11 Amiir, tobaneeyo wasiirro hore ah iyo 4 wasiir oo hadda shaqada ku jira, waxaana dhammaantood lala xiriiriyay arrimo musuq ah. Qoraal uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Saacad Smarts ah oo Loo Qaabeeyay Habka Dareenka Kibilliga Si loo Caawiyo Dadka Indhoolayaasha ah Professor ka tirsan jaamacadda “Wake Forest” oo kaashana qaar ka mid ah ardaydiisa ayaa waxay hor-u-marin ku sameeyeen saacad Smarts ah oo loo qaabeeyay habka kibilliga(feedmeerta) ay habeenkii wax u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Daraasad: Nasashada Bukaanka Ayaa Ka Muhiimsan Daawooyinka Caafimaadka Cilmibaarisyo cusub oo ay sameeyay dhakhaatiir British ah ayaa daaha ka rogay in bukaanku baahida ugu badan ay tahay nasashada ee aaney ahayn daawooyinka!. Sida ay sheegayso BBC cilmibaarayaashu waxay sheegeen in…
4 daqiiqo Sheeko:War Dood: Xildhibaannada Aqalka Sare Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Oo Ka Hadlaya Wada-shaqeynta Iyo Xeerarka.. Sida ku qoran dastuurka KMG ah, Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalku wuxuu matalaa dowladaha xubinta ka ah dowladda federaalka, waxaa uu il-gaar ah ku fiirinayaa sharciyada ku saabsan maamul goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe Faysal Cali Waraabe waxaa uu ka mid yahay tartamayaasha madaxweynimada maamulka Somaliland, si akhristayaasheenna wax uga bartaan murshaxiinta kala duwan, waxaan maanta ku bilaabeynaa taariikhda Waraabe. Faysal Waraabe, waxaa uu ku…