Soomaaliya Oo Aan Lagu Soo Darin Liiska Qiimeynta Aduunka Ee WEF Sheeko:Dalka Hey’adda World Economic Forum todobaakan waxaa ay soo saartay warbixin dheer oo lagu qiimeynayo 137 dal oo caalamka ah. Waxyaabaha dalalkaasi lagu qiimeeyay waxaa ka mid ah: Kaabayaasha dhaqaale, waxbarashada sare… 1 daqiiqo
5 daqiiqo Sheeko:War Xog Muhiim Ah: Maxaad U Baahantay Inaad Ogaato Si Aad Gaari Uga Soo Iibsato Shirkadaha Japan? Iyada oo ay ugu wacantahay xaaladda dhaqaale ee Afrika, badankood dadka Afrika waxaa ay doorbidaan in ay iibsadaan gawaarida celiska ah; haddii dalka Japan ay kasoo iibsadaanna waqti badan ma…
41 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada Ee Golaha Shacabka Hor-yaallo Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa September 23-keedii waxaa ay golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya hor-keentay hindise sharciyeedyo 15 ah uu ku jiro “Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada”. Hadaba, Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Dowladda Federaalka Ah Ku Eedeeyay In Ay Dhinac La jirsatay Xiisadda Galmudug Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa ka hadlay xiisadda Galmudug isaga oo sheegay in dowladda federaalka ah ay dhibaatada Galmudug qeyb ka tahay. Wareysi uu siiyay SBC…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Oo Ka hadlay Weerarka Al-shabaab Ee Bariire Dowladda Federaalka ah ayaa markii ugu horeysay ka hadashay dagaalkii saaka ay Al-shabaab ku soo qaadeen deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha hoose. Genral Sheegow Axmed Cali oo ah Taliyaha guutada…
7 daqiiqo Sheeko:War Qormo: Falanqeynta Is Qabqabsiga ka Taagan Maamulka Galmudug Buuq ayaa ka taagan maalmahan magaalada Cadaado. Waxaa uu khilaaf-ka salka ku hayaa qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan wadamada Khaliijka arrintaasi waxaa ay saameysay sidoo kale madaxda sare ee maamul…
5 daqiiqo Sheeko:War Fikrad: Dal Aan Gacanta kugu Jirin Go’aankiisa Ma lihid Laga soo billaabo bishii June ee sanadkaan waxaa khilaaf xoogan soo kala dheh galay dowladdaha sucuudiga iyo Qatar khilaafkaas oo markii dambe keenay in Sucuudiga iyo Emaaraatku xiriirka u jaraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Ku Qaadeen Saaka Saldhig Ciidamo Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in saaka oo Jimce ah ay weerar ku qaadeen saldhig Militari oo Ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaanka Bariire, Shabeelada hoose. Afhayeen u hadlay xarakadan ayaa intaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Dalka Oo Shaqo Bilaabay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Sheekh Ismaaciil “Xaliimo Yarey”ayaa daah-furtay markii ugu horreeysay furay diiwan galinta KMG ah ee Xisbiyada siyaasadda dalka. Guddiga ayaa khamiistii, waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Dhex-dhexaadintii Xildhibaannada Federaalka Ah Oo Fashilantay Warar hadda naga soo gaaray magaalada Cadaado ayaa sheegaya in uu socdo shir jaraa’id oo ay qabanayaan Xildhibaannada federaalka ah ee dhex-dhexaadinta u tagay magaalada Cadaado, iyaga oo ku dhawaaqay…