1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibad-bax Looga Soo Horjeedo Ka bixitaanka Uk Midowga Yurub Oo Ka Dhacay London Kummanaan qof ayaa iskugu soo baxay waddooyin magaalada London ee dalka UK iyaga oo ka cabanaya in UK ay ka baxdo midowga Yurub. Dadkan ayaa waxay iskugu soo baxeen barxadda…
3 daqiiqo Sheeko:War Warbixin: Xukuumadda Kheyre Oo Lagu Eedeeyay Is Hor-istaagga Kulanka Golaha Shacabka Kulanka 16-aad ee golaha shacabka oo maanta loogu ballansanaa la xisaabtanka xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Kheyre ee arrintii dhiibistii Cabdikarim Qalbi-dhagax ayaa u baaqday kooram la’aan. Guddoomiyaha golaha Maxamed Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji WatsApp-kii Bilaashka ahaa oo La Sagootinayo Barta bulshada ee WatsApp ee wax la iskugu diro ayaa lagu wadaa iney lacago kusoo rogto shirkadaha u adeegsada xiriirka dhanka shaqaalahooda, iyadoo barta u socota iney lacago farabadan ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Boqol Haween Ah Oo Loo Tababarayo Xirfadda Harqaanka Boqol haween ah oo da’yar u badan ayaa waxaa loo sameeyay tobabar ku aadan sidii ay u shaqeysan lahaayeen, waxaana loo dhameystiray qalabkii tobabarka oo ka kooban afar daaqadood oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Kulanka Golaha Shacabka Oo U Baaqday Kooram La’aan Iyo Jawaari Oo Digniin Bixiyay Weriyaha Goobjoog News ee golaha shacabka Cabdifitaax Kalgacal waxaa uu sheegayaa in kulanka golaha shacabka ee maanta uu u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan. Xildhibaannada buugga xaadiridda saxiixay waa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Heshiisyay In Laga Xisaabtamo Wixii Ka Dhex-dhacay, Lana Dhiso Guddi Dib-u-heshiisiin Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa jimcihii kala saxiixday heshiis ka kooban 10 qodob, waxaana la sheegaya in la qaban-doono shir dib-u-heshiisiin, waxaa kale oo lagu baaqay in hirgelinta dhammaan heshiisyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Dalka Myanmar Ay Ka Qaxeen 270 Kun Oo Muslimiin Ah Hay’adda qaxootiga adduunka ee raacsan qaramada midoobay ayaa sheegtay in 270 kun oo muslimiinta Rohingya ay u carareen dalka Bangladesh iyaga oo ka cabsanaya xadgudubyada ka socda Myanmar intii lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Qatar Oo Sheeg Inay Diyaar U Tahay Wadahadal Ay Lagasho Dalalka Xiriirka U Jaray Amiirka dowladda qatar Tamiim ayaa sheegay in uu diyaar u yahay wadahadal uu la furo dowladaha carbeed ee xariirrka u jaray . Arintan ayaa timid ka dib markii ay qadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Koofurta Suudaan: 1.8 Milyan Oo Caruur Oo Didbad Joog Ka Ah Waxbarashada Hay’adda UNESCO ee u qaabilsan qaramada midoobay dhaqanka barbaarinta iyo waxbarashada ayaa waxaa ay sheegtay in dagaalka sokeeye ee ka socda Koofurta Suudaan uu ku qasbay ku dhawaad 1.8 milyan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbadal Degdeg ah: Sacuudiga Oo Boqor Cusub Yeelanaya Maalmo Gudahood Warbixin ay daabacday CNBC ayaa lagu sheegay in uu jiro qoraal ay soo saareen Eurasia Group oo lagu ogaaday in dalka Sacuudiga uu boqor cusub yeelan doono tobobaadyada soo socda.…