3 daqiiqo Sheeko:Dalka Booqashada Xaaska Erdogan Kadib, Wax Ka Ogow Dhibaatada Muslimiinta Rohingya Billow illaa Dhammaad Emina Erdoğan oo ah xaaska madaxweynaha Turkiga Erdogan oo booqasho ku joogta gobolka ayaa kulanka ay la qaadatay ra’isul wasaaraha Bangladesh Sheekh Hasina uga cosaday sidii ay u soo dhaweyn laheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Ruushka Oo Duqeyn Ku Dilay Wasiirka Dagaalka Ee Daacish Wasaaradda gashaandhigga Ruushka ayaa sheegtay in ay duqeyn ka dhacay magaalada Deer-zuur ku dileen 40 ka tirsan maleeshiyaadka Daacish oo ay ku jiraan 4 ka mid ah hoggaamiyeyaashooda. War Saxaafadeedka…
4 daqiiqo Sheeko:War Warbixin: Xildhibaannada Oo Ku Kala Qeybsan Go’aanka Xukuumadda, Kulanka Sabtida Ayaa La Isku Ballansaday Ka hor kulanka sabtida ee golaha shacabka, waxaa ay xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ku kala qeybsan yihiin go’aanka xukuumadda iyo sida loo xaliyay arrintii Cabdi Kariim Qalbi-dhagax, waxaana…
5 daqiiqo Sheeko:War Fikrad: Dhacdooyinkii Is Xigxigay Iyo Falcelin Aan Laga Fiirsan Laga soo billaabo 8-dii Febraayo markii la doortay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo, dadweynuhu waxa ay u muujiyeen taageero weyn kana badan intii ay u hayeen madaxweyneyaashii iyo dowladihii isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheegtay Weerar Ay Ku Dileen Saddex Al-shabaab ah Ilaa sedex katirsan Al- Shabaab ayaa lagu dilay Weerar ay geysatay diyaarad Drone ah oo uu Mareykanku leeyahay oo ka dhacay meel ka mid ah gobolka sida ay sheegeen saraakiil…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Facebook Oo Soo Bandhigay Xayeysiimo Been Abuur Ah Oo Ruushka U adeegsaday Baraha Bulshada Shirkadda Facebook ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Ruushka ay maal-galisey olole lagu baahinayey fariimo siyaasadeed kuwaas oo ka dhacay baraha bulshada ay ku xiriirto, waxayna sheegtay in fariimahaan lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War Murtiyeed Ay Kala Saxiixdeen Soomaaliya iyo Itoobiya May 2016 Goobjoog News ayaa heshay War Murtiyeed ay kala saxiixdeen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowladda Itoobiya Bishii May 2016-kii. Heshiiskan oo dhigaya iskaashi dhinacyo badan, Halkan Ka Akhriso:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiiska Xildhibaan Mahad Salaad Lala Xiriirinayo Ee 2015-kii Goobjoog News waxaa soo gaaray heshiiska la sheegayo in uu Xildhibaan Mahad Salaad la saxiixay dhanka Itoobiya xilligii uu ahaa wasiir dowlaha madaxtooyada. Heshiiskan oo ka kooban 8 qodob, waxaa…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Soomaaliya Iyo Itoobiya, Ma Cadaw Mise Saxiibo?!! In kasta oo ay jiraan dad ay dhibeyso xusidda loolanka iyo cadawtinnimada taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya, in kasta oo ay dadka ku nool gobollda Soomaali galbeed ku doodayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Brazil: Labo Madaxweyne Oo Lagu Eedeeyay Musuq Dalka Brazil, waxaa maalintii Talaadadii la eedeeyay labada madaxweyne ee dalkaasi Dilma Rousseff iy Luiz Inacio Lula da Silva, eedeynta ayaa ah in ay lacago ka heleen shirkadda saliidda ee…