Facebook Oo Kula Tartamaya Youtubeka Adeegga Muuqaallada Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Facebook ayaa tallaabo aad u ballaaran u qaadday dhinaca suuqa muuqaallada, waxay shirkaddu suuqa soo gelisay barnaamij cusub oo la magac baxay “Watch” oo laga daawan doono ciyaaraha kubadda… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:War Sideed Ku Noqon Kartaa Qof Leh Xirfadda Hal Abuur Dr. Maxamed ayaa buuggiisan waxa uu uga hadlay sida looga soo saaro dadka hibada hal-abuurka ah, waxaa jira dad badan oo hal-abuurkooda uga gaabiya cabsi ay ka qabaan mustaqbalka xaaladda…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Hindise Sharciyeedka Isgaarsiinta Qaranka…Qodobbada Ugu Muhiimsan Sharcigan isgaarsiinta qaranka oo ka soo gudbey Wasiirrada iyo golaha shacabka, haatanna maraya aqalka sare, waxaa uu ka kooban yahay 70 qodob, waxaana ugu muhiimsan dhismaha hey’adda isgaarsiinta qaranka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guusha Kadib, Uhuru Kenyatta Oo Raila Ugu Baaqay In Ay Wada Shaqeeyaan Uhuru Kenyatta ayaa mar labaad waxaa uu noqday madaxweynaha Kenya, isaga oo dalkaasi maamuli doona 5ta sano ee soo socota. Kenyatta waxaa uu helay 8,203,290 (54.27%.) halka ninka la tartamaayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: Dad Ku Dhintay Labo Tareen Oo Isku Dhacay Ugu yaraan 49 qof ayaa ku dhimatay, halka ay ku dhaawacmeen tobaneeyo kale ka dib markii ay isku dhaceen labo tareen oo siday rakaab sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Gudaha Xabsiga Dhexe, Taliye La Hadlay Goobjoog Qof ismiidaamiyay ayaa goordhaw qarax ka geystan gudaha masjid ku yaallo xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, sidaa waxaa Goobjoog News u xaqiijiyay Taliye ku xigeenka ciidamama Asluubta General Afrax. Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Far-Libaax Ku Dhex Maray Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Ciidamo Al-shabaab ah ayaa xalay jidka u galay gaadiid iyo ciidan ay laheyd dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo ku socday Far Libaax, gobolka Hiiraan, waxaana halkaasi ka dhashay Khasaare.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: UHURU Oo Codadka Ugu Badan Helay Iyo Jubilee Oo Inta Badan Kuraasta Qaatay in ka badan 15 Milyan oo Kenyaan ah ayaa codeeyay doorashada guud ee Kenya, waxaana la filayaa in saacadaha soo socda lagu dhawaaqo natiijada doorashada madaxtinnimada. Guddoomiyaha Guddiga doorashada (IEBC)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Hogaamiye Kale Laga Dilay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi (Farmajo) ayaa sheehay in la fuliyay howlgal qorsheysan oo ay qaadeen waxa uu ugu yeeray saaxibada Soomaaliya, howlgalkan oo ka dhacay meel ka baxsan Benaadir waxaa …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IOM: 180 Muhaajiriin Ah Oo Hadda Lagu Daadiyay Badda Yemen Hey’adda socdaalka adduunka IOM ayaa sheegeysa in goordhaw 180 qof oo muhaajiriin lagu daadiyay badda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Yemen. 5 ka mid ah dadkaasi waa ay dhinteen, 50-na waa…