2 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Soomaaliyeed Oo Bayaan Ka Soo Saaray Tacaddiyada Yuhuudda Ku Heyso Masjidka Al-Aqsa Bayaan ay maanta soo saareen Culimada kala ah Sheekh Bashiir Axmed Salaad guddoomiyaha hey’adda Culimada, Sheekh Yusuf Ceynte oo Majmac ah iyo Sheekh Cabdiqadir Sh. Maxamed Soomow ayaa lagu cambaareeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Reuters: Dhaxal Sugihii Sacuudiga Waxaa Xilka Looga Qaaday Daroogo Darteed Ilo ku dhaw boqortooyada Sacuudiga ayaa u sheegay wakaallada wararka ee Reuters in dhaxal sugihii hore ee Sacuudiga Maxamed Bin Nayif xilka looga qaaday arrimo la xiriira daroogo. Maxamed Bin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Madaxweyne Erdogan Oo Maanta Booqasho Ku Tagayo Khaliijka Si Uu U Xaliyo Dhibaatada Madaxweynaha Turkiga Rajab Tayyip Erdogan ayaa maanta lagu wadaa inuu booqdo wadamada Khaliijka si uu u xaliyo dhibaatada Qatar kala dhaxeysa deriskeeda. Madaxweyne Erdogan oo isbaheysi weyn la ah dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’isul Wasaaraha Israa’il Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Imaaraadka Carabta Ra’isul Wasaaraha Isra’il Binyamin Netanyahu ayaa lagu waramayaa in si sir ah ula kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta. Sida ay qortay jariidadda afka dheer ee Haaretz, Labada nin …
2 daqiiqo Sheeko:War Akhriso Dastuurka: Golaha Shacabka Awood Uma Laha Laalidda Go’aan Maxkamadeed Golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay qaraar ka dhan ah g’aankii maxkamadda sare ee dalka ay gaartay May 16, 2017-ka kaas oo ahaa in lagu celiyo doorashada 8 kursi oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Diiday Doorasho Lagu Noqonayo, Soona Bandhigay 6 Sabab Oo Xubinnimada Lagu Waayi Karo Golaha shacabka ayaa kulankiisa maanta go’aamiyay in natiijada doorashada 275-ta 2016-ka ay xalaal iyo kama dambeys tahay, isla markaana aan dib loogu celin doonin. Codbixin qaraar loogu codeeyay sugidda xubinnimada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Faa’idooyinka Caafimaad Oo Ay Biyahu Leeyihiin Biyaha ayaa ah sheyga ugu weyn uu ka kooban yahay jirka bani’daanka, sida la ogyahay jirka ayaa ka kooban 55- 75% biyo. Biyaha ayaa waxay leeyihiin faa’idooyin caafimaad oo dhowr,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Tirada Ay Saameysay Nafaqo Darrida, Barakaca Iyo Daacuunka 6-dii Bil Ee La soo Dhaafay Dhibaato banii’aadamnimo ayaa weli ka jirta Koonfurta Soomaaliya, sida ay ku warameyso (UNOCHA), dadkii ugu badnaa ayaa waxaa uu soo ritay Daacuun, waxaa kale oo aad u kordhay nafaqa darrida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Interpol Oo Soo Gudbisay Liis Ay Ku Qoranyihiin 173 Qof Oo Qorsheynaya Weerarro Ka Dhan Ah Yurub Booliska caalamiga ah ee loo yaqaano Interpol ayaa soo gudbiyay liis ay ku qoran yihiin 173 qof oo ka tirsan ururka Daacish, kuwaas oo la sheegay in loo tobabarayo sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Gacanka: Amiirka Qatar Oo Sheegay In Dhibaatada Ka Jirta Khaliijka Lagu Xalin Karo Ixtiraam Qarannimo Amiirka dowladda Qatar Sheikh Tamiim Binu Xamda Aala Thaani ayaa sheegay in uu soo dhawaaday xiligii la xallin lahaa khilaafka u dhaxeeya dowladda Carabta iyo dalkiisa. Sheikh Tamiim ayaa intaa…