1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Maamul Cusub Magacaabay, Akhriso Magacyada Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa magacaabay ku xigeenkiisa xagga siyaasadda iyo maamulka cusub ee degmada Jowhar. Halkan Ka Akhriso, Madaxda La Magacaabay:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cafiska Mukhtaar Roobow Kadib, Akhriso Liiska 7dii Uu Mareykanka Lacag Dul Dhigay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa la sheegayaa in ay Wadaadka Mukhtaar Mansuur Roobow ka saartay liiska dadka ay lacagta dul dhigeen. Sida ay qortay VOA-da, Mareykanka ayaa sidaa go’aansaday Jimcihii.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro Cusub Oo Weriyeyaasha Goobjoog Ka Soo Qaadeen Goobta Qaraxa Ugu yaraan 5 ruux ayaaa ku geeriyootey qarax ka dhacay saldhigga Waaberi, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 10, sida ay sheegeen saraakiil u hadashay laamaha amniga gobolka Banaadir. Hadaba,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nairobi: 47 Qof Oo Qaba Daacuun Ayaa Laga Helay Dad Deggan Hal Hotel Sida ay hadda qortay Jariidadda Daily Nation ilaa 47 qof oo uu hayo xanuunka Daacuunka ayaa la dhigay Isbitaallada magaalada Nairobi. Arrinta ayaa timid kadib markii uu Daacuunka ka dilaacay dad ka shirayey…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji 3 Waxyaabood Iska Ilaali..Adeegsigaaga Baraha Bulshada Shabakadaha ay bulshadu ku wada xiriirto ayaa doodo badan ka dhex dhaliya gudaha dadka adeegsada, marka la eego waacyiga uu hadda dalkeennu ku sugan yahay, waxaa markii hore loo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Markii Lagu Badalay Kadib, Maxamed Bin Salmaan Oo Gacanta Iyo Lugta Ka Dhunkanaya Ninka Uu Aabihii Casilay Dalka Sacuudiga 48-dii saac ee la soo dhaafay waxaa ka dhacay inqilaab dastuuri ah kadib markii Dhaxal sugihii Maxamed Bin Nayid si lama filaan xilka looga qaaday, laguna badalay wiil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhiriso: Ajendaha Shirka Uu Farmaajo Uga Qeyb Galayo Uganda, 30 Madaxweyne Ayaa Jooga Iyada oo dunidan ay arrinta qaxootiga ka noqotay mushkilad joogta ah ayaa maanta waxaa magaalada Kampala ee dalka Uganda ka dhacaya shir arrimaha qaxootiga gobolka looga hadlayo. Shirkan oo hal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuusamareeb: Shacabka Oo Ka Hadlaya Goo’aankii Ahlu-sunna ay ku Mamnuuceen Lacagta Shillin Soomaaliga Xilli shalay maamulka Ahlusuuna waljamaaca ee gobollada dhexe ee Soomaaliya uu deegaanadooda uu ka mamnuucay lacagaha shilin Soomaaliga ah kuwaas oo loo soo qaado magaalada Mugadisho si lacag doolar ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Dhaawacyo U Qaaddey Dalka Sacuudiga Afar iyo toban (14) bukaan oo qaba dhaawacyo kala duwan kuna waxyeelloobay qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa maanta laga ambaba bixiyay magaalada Muqadisho waxaana lagu wadaa in la geeyo…
3 daqiiqo Sheeko:War Qormo: Xamar Waa Xir-Xiran Tahay Ayadoo maalmihii ciidul fidriga ay foodda nagu soo hayaan dadku kuu ku jiro diyaargarowgii maalmahaas farxadeed ayaa dhanka kale waxaa magaalada ka socda hawl galo ammaanka lagu sugayo sida ay…