2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyaro Is Xil-qaantay Oo Waddooyinka Muqdisho Ka Sameeya Howlo Afurin Ah Dhalinyaradaan ayaa afuriya dadka uu afurka ka daaho ama kaga dhaco wadooyinka, maheradaha ganaciga kuwaas oo ka gaari waaya xilliga afurka in ay tagaan guryahooda, waxaa kaloo u dheeriya in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Ilaa Hadda Magacaabay 3 Danjire Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Goobjoog ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu si toos ah u Magacaabay saddex danjire. Saddexda Danjire ee uu Madaxweynaha magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya oo iska kaashanaya wax ka qabashada xadgudubyada ka dhanka ah haweenka Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee ciribtirka xadgubyada ka dhaca goobaha colaadaha ayaa barnaamijka ayaa xiriiryaha arrimaha jinsiga ee hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dadweynaha UNFPA Maxamed Mursal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: War Murtiyeed Ka Soo Baxay Shirka Siyaasadda Qaran Ee Dhalinyarada Magaalada Baydhabo waxaa ka dhacay shirka siyaasadda qaran ee dhalinyarada Soomaaliya waxaana goobjoog ka ahaa wasiirka dhalinyarada ee xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye sidoo kale waxaa shirkaan ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgambi Nooc Cusub: Boqor Salmaan-ka Sacuudiga Oo Wiilkiisa Ka Dhigay Dhaxal Suge Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdi Caziz ayaa sameeyay afgambi dastuuri ah kadib markii uu dhaxal sugihii 1aad Amiir Maxamed Bin Nayif uu xilka ka qaaday isaga oo jagadaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War murtiyeed Ka Soo Baxay Shirarkii Puntland iyo Galmudug Magaalada Gaalkacyo waxaa lagusoo gabagabeeyay shir u socday guddiyo ka kala socday dowladda Putntland iyo maamulka Galmudug ee Cadaado. Shirkan oo looga hadlayey Nabadeynta Galkacyo waxaa ka soo qeybgalay wasiirro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Tirada Mas’uuliyiinta Degmada Wadajir Ee Qaraxa Wax Ku Noqotay Qaraxa maanta ka dhacay degmada Wadajir gaar ahaan xarunteeda waxaa ay waxyeelo ka soo gaartay qaar ka tirsan mas’uuliyiinta degmada. Sida ay sheegayaan warar ay heshay Goobjoog News, Guddoomiyaha degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro Cusub: Waa Hantida Ku Burburtay Qaraxii Wadajir In ka badan 17 qof ayaa ku dhimatay halka tiro intaasi ka badan ku dhaawacmeen qarax gaari oo maanta ka dhacay gudaha xarunta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Goobjoog News…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qodob Oo Uu Ku Fashilmay Shirkii Dib U Heshiisiinta Qaran Ee Muqdisho Shirweynahii Wadatashiga Qaranka ee Hanaanka dib u heshiisiinta ee todobaadkii hore ka dhacay Muqdisho waxaa ka soo baxay war murtiyeed, dadka ka qeyb galay oo wasaaradda arrimaha gudaha federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Soomaaliya: Hey’adda ICRC Oo Sheegtay In Wax Badan Ka Qabteen Gendi Dhibaateeyay Xoolaha Hey’adda ICRC ayaa waxaa ay sheegeysaa in ay wax badan ka qabatay dhibaato uu xoolaha ku hayey Gendiga, iyada oo xoolo dhaqadatada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya arrimahaas ka gacan siiyay,…