1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 23 Qof oo Ku Dhimatay Weerarkii Al-shabaab Ee Posh Treats iyo Pizza Ilo ku dhaw hey’adaha amniga ayaa sheegaya in 23 qof ka badan ay ku dhinteen weerar Al-shabaab ay xalay fiidkii ku qaadeen Posh Treats iyo Pizza ee magaalada Muqdisho. Dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lonodon : 12 Qof Oo Ku Dhimatay Dab Ka Kacay Dhismo Weyn Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhimatay dab qabsaday dhismo weyn oo ka kooban 24 dabaq kaasi oo ku yaallo galbeedka magaalada London, ciidamada booliska ayaa waxay sheegeen in khasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Taageeray Go’aanka uu Ka Qaatay Khilaafka Sacuudiga Iyo Qatar Qaar ka mid dadweynaha Muqdishu ayaa Goobjoog News uga waramay sida ay u arkaan go’aanka dowladda federaalka ah ay dhex-dhexaad uga noqotay xiisadda Sacuudiga iyo Qatar. Dadkan oo isugu jiray…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo La Horkeenay Ninkii Dilay Wasiir Cabbaas Siraaj Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta soo gaba gabeysay dhageysiga eeydeymihii loo heystay Dable Xoogga Axmed C/llaahi Cabdi Ceydiid iyo Seddax alifle Cusmaan Salaad Barre oo isna ka tirsan ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta: Wax Dhaqaale Ah Loogama Hadlin Kulamadii La Xiriiray Dhacdooyinkii Khaliijka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yariisoow ayaa iska fogeeyay in dowladda Soomaaliya loo sheegay wax lacag ah arrinta la xiriirka Khilaafka Sacuudiga iyo Qatar. Wasiirka warfaafinta ayaa intaa raaciyay in haba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ghana: Asamoah Gyan Oo Sheegaya In Goolkii Ugu Fiicnaa Abid Uu Ka Dhaliyay Soomaaliya Kabtanka kooxda xukla qaranka ee Ghana Asamoah Gyan ayaa sheegaya in goolkii ugu fiicnaa noloshiisa ka dhaliyay Soomaaliya 2003, kulankaas oo sidoo kale ahaa markii ugu horeysay uu u safto…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi Gaar Ah: Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya Oo Goobjoog Uga Waramaya Xiriirka Labada Dal, Dhismaha Safaarad Cusub Iyo Aragtida Trump Ee Soomaaliya Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Michael Schwartz ayaa wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, wareysigan oo ka dhacay Muqdisho, waxa aan safiirka kala hadalnay xiriirka labada dal, shaqada Safaaradda Mareykanka, taageerada Donald…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Dhaqaalaha Dalalka UK Iyo Urdun Oo Ay Saameyeen Go’doominta Qatar. Go’doominta ay dalalka carbeed ku sameeyeen Qatar ayaa la sheegayaa in uu saameyn ku yeeshay xiriirka dhaqaale ee dalalka UK iyo Urdun. Dhaqaalaha dalka Urdun ayaa waxaa soo gaaray khasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaheysiga La Dagaalanka Burcad Badeedda Oo Xoojinaya Ilaalada Baab Al Mandab Iyo Xeebaha Soomaaliya Ciidamada badda ee ku bahoobay la dagaalanka burcad badeedda Soomaaliya ayaa sheegaya in ay xoojin doonaan joogitaankooda marinka Baab Al Mandab, Marinkan oo isku xira Badda Cas iyo Gacanka Cadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Amiir Khaalid Oo Sheegaya In Sacuudiga Aanu Qof Muslim Ah U Diidi Karin Xaramka Amiir Khaalid Feysal oo ah la taliyaha boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan Bin Cabdi Caziz ayaa waxa uu sheegay in boqortooyada Sacuudiga aaney qof muslim ah u diidi karin inuu soo…