5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Go’aanka Farmaajo Ee Sacuudiga Iyo Qatar…Faa’ido Iyo Khasaare Dowladda Sacuudiga oo isbaheysi u raadineysa go’doominta dalka Qatar ayaa la soo xiriirtay Soomaaliya, Riyadh waxaa ay fileysay in Muqdisho la safato sidii horay u dhacday xilliyadii Sweden iyo Iran,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ingiriiska Oo Sheegaya In Xeebaha Bariga Afrika ay Ku Qabteen Daroogo Lagu Maalgelin Rabay Argigixisada Ciidamada Badda ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in todobaadkan ay qabteen daroogo lagu qiyaasay KSh8.6 billion, daroogadan oo lagu qabtay xeebaha Badweynta Hindiya waxaa loo soo waday bariga Afrika. Daroogada…
2 daqiiqo Sheeko:War Ardayda Barta Xisaabta iyo Physics-ka Adeeggan Waxa uu Kuu Sahlayaa Qoraalka Astaamaha Xisaabta Inbadan oo ka mid ah ardayda barata physics-ka iyo xisaabta ayaa u baahan iney si joogta ah ula falgalaan astaamaha xisaabeed ee kala duwan, xilli kastana qoraal uga baahan marka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Qatar Oo Go’aan Ka Gaartay Muwaadiniinta u Dhashay Dalalka Xiriirka U Jaray Dowladda Qatar ayaa shaacisay go’aankeeda ku aadan muwaadiniinta u dhashay dalalka Xiriirka u jaray ee ku sugan dalkeeda, iyada oo sheegtay in aysan ceyrin doonin muwaadiniinta ka soo jeeda dowladahaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Carabta Oo Safiir Cusub U soo Magacawday Soomaaliya, Waa Kuma? Urur-ka Jaamacadda Carabta ayaa safiir cusub u soo magacaabay arrimaha Soomaaiya Amb. Hamoud Samaran Al Jowhary Al Huwaidi, isaga oo madax ka noqon doona xafiiska Jaamacadda ee Muqdisho. Mr. Xamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saiful Islaam Al-Qaddaafi Oo 6 Sano Kadib Xabsiga Laga Sii Daayey Koox Libyan ah oo hubeysan ayaa waxay sheegeen inay siidaayeen Sayful-Islaam Mucamr Al-qadaafi kaasi oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Libya Mucamar Al-qadaafi. Kooxahaan ayaa Sayful-islaam waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Maamul Cusub U Magacaabay Gobolka Hiiraan Iyo Baladweyne Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa goordhaw waxaa uu maamul cusub u magacaabay gobolka Hiiraan iyo degmada Baladweyne oo ah magaalo madaxda. Wasiirka warfaafinta maamulka Hirshabeella oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Cashar Oo Laga Bartay Doorashadii UK Doorashadii Khamiista ka dhacday UK, waxaa laga bartay casharkii ah in dadka UK aan la sadaalin Karin, waa qaladkii 2aad uu ra’isul wasaare ku dhaco muddo sanad ah, horay waxaa…
4 daqiiqo Sheeko:War Al-Jazeera Ma tahay in ay ka badbaadeyso dhibaatada ka taagan Khaliijka Shaki kuma jiro in TVga Al-jazeera uu 20 sano ee ugu dambeeyay uu dowadda Qatar oo dhul ahaan iyo dad ahaamba yar uu dhulka kasoo qaaday taasi oo maanta uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Khasaare Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Ku Qaaday Saldhig Ciidan Xarakada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday xalay abaarihii 12:45 saldhig ciidamada daraawiishta jubbaland ku leeyihiin duleedka Jaamacadda Kismaayo. Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee gobolkaas Inta la xaqiijiyay…