1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Airways Oo Markii Dalalka Qaar Go’doomiyeen Hawo Ka Heshay Soomaaliya Hey’adda socdaalka Soomaaliya waxaa ay sheegtay in diyaaradda Qatar Airways ay illaa 15 jeer isticmaashay hawada Soomaaliya tan iyo markii dalalka Carabta ay xiriirka u jareen. Sarkaal ka tirsan hey’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdoğan Oo Sheegay In Uu Qatar Garab Taaganyahay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo khadka taleefoonka kula hadlay Amiirka dowladda Qatar Sheikh Tamiim Binu Xamda Aala Thaani ayaa u sheegay in Turkiga uu garab taaganyahay Qatar. Wadahadalka labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Mar Kale Shacab Ku Dilay Duqeyn Ka Dhacday Suuriya Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhimatay magaalada Raqa ee dalka Suuriya ka dib markii ay diyaaradaha is baheysiga caalamiga ah oo uu hogaaminayo Mareykanka ay duqeyn ka geesteen magaaladaasi,…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Loolanka Sacuudiga Iyo Qatar: Saameynta Iyo Go’aanka Ay Tahay In Soomaaliya Qaadato Maanta waxaa ay carabta ku soo toostay dalalka Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar oo xiriirkii diblomaasiyadeed u jaray dalka Qatar, waxaa dib ugu soo biiray Yemen, hadda waxaa socdo xulufeysi…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Akhriso: Telefanka Adduunka Ugu Qaalisan, Waxaa Kuu Keenaya Helicopter Xilli indhaha caalamku ay ku jeedaan taleefoonka iPhone 8 ee casriga ah oo qorsheysan in shirkadda Apple ay dhawaan suuqyada ku soo deyso, ayaa waxaa daaha laga rogay mobile-ka adduunka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xasilinta Banaadir: Dad iyo Hub Ayaa Ku Soo Qabanay Howl-gallo Aan Ka Sameynay Banaadir Iyo Shabeellada Hoose Sarkaal ka tirsan ciidanka xasilinta Banaadir oo goordhaw la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ay ka sameeyeen gobollada Banaadir iyo Shabeellada hoose illaa Dhawr iyo Toban hawlgal, ayna kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Ka Jawaabtay Tilaabada Xiriirka Loogu Jaray Dalka Qatar ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay go’aanka dalalka Imaaraadka, Sacuudiga iyo Baxreyn ay ku jareen xiriirka Diblomaasiyadeed. Qatar, waxaa qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Gargaar Gaaraya 13,000 tons u Soo Dhiibay Soomaaliya Dalka Turkiga waxaa axaddii ka soo baxay markab gargaar oo siday 13,000 tons oo cunto ah, Markabka oo ku soo jeeda Soomaaliya waa uu ka soo shiraacday gobolka Mersin ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Dal Oo Carab Ah Oo Xiriirka U Jaray Qatar, Akhriso Sababaha Dowladaha Sacuudiga, Imaaraadka , Baxreyn iyo Masar ayaa waxay xiriirka diblomaasiyadeed u jareen dowladda Qatar arintaasi oo ay ku sheegeen in dowladda Qatar ay soo faro galisay arimahooda gaarka ah…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Farmaajo Oo Shacabka Uga Warbixiyay Nabadeynta Muqdisho, Dhismaha Dowladda Iyo Sida Soomaaliya Ku Noqon Karto Dal Afrika Ka Magacaaban Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta khudbad ka jeediyey banaanbax lagu taageerayey 100-ka maalin ee dowladda ayaa ka hadlay arrimo aad u badan oo ku saabsan sida…