1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Booqanaya Dalka Qatar Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu booqasho ku tago magaalada Doxa ee dalka Qatar. Mr. Farmaajo waxaa uu halkaas kula kulmi doonaa Amiirka…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxamed Cumar Maxamed Maxamed Cumar Maxamud waxaa uu ka soo jeedaa gobolka Hiiraan laakin waxaa uu ku dhashay magaalada Jowhar sanadkii 1959-kii. Waxbarashada illaa dugsi sare waxaa uu ku qaatay magaalada Muqdisho isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Soomaalida Oo Afduubtay Markab Iran Laga Lahaa Oo Kaluumeysi Sida ay baahiyeen Telefishinka Press TV, burcad badeedda Soomaalida ayaa afduubatay markab kaluumeysi oo laga lahaa dalka Iran. Dhacdadan waxaa ay ka dhacday xeebaha Puntland, burcadda waxaa ay markabkan u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafka Masar Iyo Suudaan Oo Sii Kordhaya Wasaaradda arrimaha dibadda ee Masar ayaa iska fogeysay eedeymo ay u soo jeedisay dowladda Suudaan taasi oo ku aadan in Masar ay taageerto kooxaha fallaagada ee ka dagaalanta gobolka Daafuur.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Ingiriiska Oo Aqoonsaday Qofkii Fuliyay Weerarkii Manchester Booliska Ingiriiska ayaa sheegay in qofkii fuliyay weerarkii magaalada Manchester inuu ahaa wiil lagu magacaabo Salmaan Cabiidi oo ahaa 22 sano jir ka soo jeeda asal ahaan dalka Liibiya. Booliska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 68 Maalmood Kadib, Soomaalidii Yemen Lagu dilay Weli Lama Aasin, Hey’adda Qaxootiga Yemen Oo Xaqiijisay 68 maalmood ayaa laga joogaa markii si gardarro ah lagu dilay 42 qof oo Soomaaliya ah oo doon saarnaa xili ay u socdeen dalka Suudaan. Mudada intaa la eg, weli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciyaartoy La Weeraray Iyo Macalin Tababare Ah Oo Geeriyooday Gaari ay la socdeen ciyaartoy Soomaaliyeed ayaa lagu weeraray xalay deegaanka calamada ee degmada Afgooye, sidaasi waxaa qortay SONNA. Masu’uuliyiin ka tirsan Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa Wakaalada SONNA u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ay Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Ingiriiska Ugu yaraan 19 qof ayaa ku dhimatay halka ay ku dhaawacmeen 50 kale weerar lagu qaaday goob ay ka dhaceysay xaflad oo ku taallo magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska. Ilaa…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Dubai Oo uu Ka Shaqo Bilaabay Askarigii Ugu Horreeyay ee Automatic ah Hoggaanka sare ee ciidanka Booliska Dubai ayaa ku dhawaaqay Axaddii shalay iney si rasmi ah u howlgaliyeen oo uu ku soo biiray askarigii ugu horeeyay ee robot ah oo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Culumo Mareykan ah oo Soo Saaray Qalab Lagula Soconayo Dhaqdhaqaaqa Bakteeriyada ee Gudaha Jirka Culumo Mareykan ah ayaa xaqiijiyaya iney sameeyay qalab awood u leh inuu sheego dhaqdhaqaaqa bakteeriyada ee gudaha jirka aadanaha. Daahroggan cusub ayaa ah horumar hor leh oo laga gaaray dhanka…