5 Qof Ku Dhimatay Qarax Ka Dhaxay National Theatre, Hanti Ayaa…. Sheeko:Dalka Inta la xaqiijiyay 5 qof ayaa ku geeriyootay, in ka badan 10 kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay bar kontarool oo ku taallay ka soo horjeedka Theater-ka qaranka(National… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Yaa Ku Guuleystay, Abaalmarinta Macallinka Adduunka ee sanadkan 2017? Ninka Dubai xukuma ee al-Sheekh Maxamed Binu Raashid Aal Maktuum ayaa abaalmarinta macallinka Adduunka guddoonsiiyay; macallimada u dhalatay dalka Canada oo la yiraahdo Maggie MacDonnell, lagana soo dhex xulay 20…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Atoore Hollywood-ka ah Oo Ururiyay 1.9 million Oo Dollar Si Abaarta Soomaaliya Wax Looga Qabto Atooraha Hollywood-ka Ben Stiller iyo koox asxaabtiisa ah ayaa wado qorshe ku aruurinayaan illaa 2 Milyan oo Dollar si loo caawiyo dadka ay abaarta ku saameysay gudaha Soomaaliya. Ben Stiller…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Carabta Oo Iska Fogeeyay Soomaalidii Lagu Dilay Xeebaha Yemen Sida ay qortay wakaaladda wararka imaaraadka ee (WAM), dalka Imaaraadka Carabta waxaa uu iska fogeeyey in ay bartilmaameedsandeen doonnida jimcihii dadka lagu dilay ee xeebaha Yemen. Warbixintan waxaa ay sheegeysaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Garbahaareey Illaa Galkacyo, 855 Qof Oo Isbitaallada La jiifa Shuban Biyood Abaarta iyo biyo la’aanta dalka ka jira, waxaa ay keentay in dad badan uu soo rito cudurka shuban biyoodka kaas oo hadda koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, magaalooyin ka tirsan gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UK Oo Dul-saar Bixin Doonta Lacag Ay Dadkeeda Ku Dhiibaan Abaarta Soomaaliya Dowladda UK ayaa dadkeeda ku dhiirigelisay in ay lacagta ku bixiyaan hey’adda musiibooyinka ee “Disasters Emergency Committee” ee bariga Afrika, si loo taageero dadka dhibaateysan, Uk waxaa ay Geni ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Daahrog Cusub: Dalka Tunisia oo Aadanuhu Ku Noolaanjiray 72000 sano Ka hor Koox ka mid ah cilmibaarayaal dhanka cilmiga arkiyoologiga, ayaa helay lafo caddeynaya in ay dad ku noolaan jireen dalka Tunisia 72 kun oo sano ka hor. Jariidada Daily Mail ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Iyo Guddoonka Golaha Shacabka Oo Wada Xisaabtamaya Warar ay Goobjoog News ka heshay golaha shacabka Soomaaliyeed ayaa sheegaya in maanta lagu wado in xarunta golaha shacabka uu ka dhaco kulan albaabada u xiran yihiin oo ay ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Maalmo Ka Hor Shirka IGAD, Soomaaliya Iyo Kenya Oo Khilaaf Diblomaasi Ah U Dhaxeeyo Soomaaliya iyo Kenya, waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ka dhex jiray khilaaf diblomaasi ah kadib markii madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta uu safar kedis ah ku yimid magaalada Dhoobley,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye “Haddii Aan Mareykan Dilin, Sacuudina Dilin, Yaa dilay dadkeenna?” Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Cabdisalaam Cumar Hadliye oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in aan la heyn dadkii dilay qaxootiga Soomaaliyeed ee…