Sooyaalka Xarakada Al-shabaab ee Marka Sheeko:Dalka Xarakada Al-shabaab ayaa maanta dib u qabsatay degmada Marka kadib markii ay si kedis ah uga baxeen ciidanka AMISOM oo halkaas ku sugnaa in ka badan 3 sano. Al-shabaab ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo Ka Baxday iyo Al-shabaab oo La Wareegtay Deegaankaas Warar ay Goobjoog News heshay ayaa xaqiijinaya in dagaalyahanada Al-shabaab la wareegeen degmada Marka ee caasimadda Shabeelada hoose kadib markii ay halkas baneeyeen AMISOM. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil NISA ah oo Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho Waxaa maanta barqadii Muqdishu qarax lagu eegtay gaari ay wateen ciidanka nabad sugidda dowladda federaalka gudaha magaalada Muqdisho. Gaariga ayaa marayey Danwadaagaha ee degmada wadajir , waxaa halkaas lagu qarxiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Aqbashay Go’aankii Madasha, Kana Hor Timid in Loogu Yeero KMG Ergeyga qaramada midoobey ee Soomaaliya Mechael Keating oo uu wehliso safiirka Sweden ayaa maanta booqasho ku tagay Kismaayo, xarunta Jubbaland. Madaxweynaha Jubbalad Axmed Islaan Madoobe oo goobta ka hadlay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Hor Istaagtay Gargaar u Socday Doolow, Gedo. Dowladda Kenya ayaa gawaari gargaar cunno ahi u sidday gudaha Soomaaliya ku xayirtay dalkeeda, gawaaridan ayaa la sheegayaa in ay u socdeen gobolka Gedo. Odayaasha Baladxaawo oo Goobjoog News la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaatooyin laga sheegayo Kililka 5-naad iyo Dilal Lagu Eedeeyay Ciidamada Liyuu Booliis Dadka ku nool degaanka Shuhubo ee u dhaxeya degmada Qalaafo iyo xadka Itobiyaha ee ismaamulka Kilinka 5-aad ayaa kacabanaya ciidamada liyo Bolis-ka ay dhibato ku hayaan dadka deegaanka. Degaanka Shuhubo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabashooyin-ka Duqeynta Kenya ee Gedo iyo Khasaarooyin Laga Sheegayo Goobjoog News waxaa weli soo gaaraya dhibaatooyin ay sheeganayaan dadka reer Gedo, dadkan ayaa in muddo ah ka cabanaya duqeyn ay sheegeen in ay wadaan ciidamada cirka Kenya. Ugu yaraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka iyo Odoyaal Dhaqameed ku Shiraya Beledweyn, Hiiraan Mid ka mid ah waxgaradka magaalada Baladweyne ayaa sheegay in dowladda federaalka illaa iyo inta ay ka fulinayso ballantii ay wada galeen in aysan ka qeyb galaynin shirka maamul u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Gaari oo ka dhacay Muqdisho iyo Khasaare ka dhashay Qof gaari watay ayaa la sheegayaa in uu shil ku galay isla markaana goobtii ku geeriyooday, shilka waxaa uu ka dhacay waddada 21 October ee magaalada Muqdisgo. Marxuumka ayaa gaarigiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Feltman iyo Keating oo la Kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Jawaari Waxaa maanta magaalada Muqdisho madaxda dowladda kulamo kula qaatay ku xigeenka Ban Ki Moon ee dhanka siyaasadda Jeffrey Feltman iyo wakiilka xogeyaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomalaiya Michael…