War Saxaafadeed:Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda Sheeko:Dalka Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya waxa ay ku dhisan tahay tiirarka xoojiya nabad-gelyada iyo ammaanka qaran ee heer gobol iyo heer caalami ah, iyadoo ka qeybgal rasmi ah laga sameynayo diblomaasiyadda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar qof oo Soomaali ah ayaa lagu xukumay magaalada Mandhera Afar qof oo Soomaali ah ayaa lagu xukumay magaalada Mandhera kadib markii lagu helay in ay wateen warqado socdaal been abuur ah, iyagoo rabay in ay ku galaan magalada Nairobi.…
54 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Xukuumadda Cumar Cabdirashid Sharma’arke oo Sanad Jirsatay February 5, 2015: waa maalintii lagu dhawaaqay xukuumadda Cumar Cabdirashid, sanad ayaa laga joogaa maalintaas, su’aalo badan ayaa laga keenay waxqabadka xukuumadda Cumar Cabdirashid, wasaaradaha shaqeeyay iyo kuwa magac u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Xarakada Al-shabaab ee Marka Xarakada Al-shabaab ayaa maanta dib u qabsatay degmada Marka kadib markii ay si kedis ah uga baxeen ciidanka AMISOM oo halkaas ku sugnaa in ka badan 3 sano. Al-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo Ka Baxday iyo Al-shabaab oo La Wareegtay Deegaankaas Warar ay Goobjoog News heshay ayaa xaqiijinaya in dagaalyahanada Al-shabaab la wareegeen degmada Marka ee caasimadda Shabeelada hoose kadib markii ay halkas baneeyeen AMISOM. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil NISA ah oo Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho Waxaa maanta barqadii Muqdishu qarax lagu eegtay gaari ay wateen ciidanka nabad sugidda dowladda federaalka gudaha magaalada Muqdisho. Gaariga ayaa marayey Danwadaagaha ee degmada wadajir , waxaa halkaas lagu qarxiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Aqbashay Go’aankii Madasha, Kana Hor Timid in Loogu Yeero KMG Ergeyga qaramada midoobey ee Soomaaliya Mechael Keating oo uu wehliso safiirka Sweden ayaa maanta booqasho ku tagay Kismaayo, xarunta Jubbaland. Madaxweynaha Jubbalad Axmed Islaan Madoobe oo goobta ka hadlay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Hor Istaagtay Gargaar u Socday Doolow, Gedo. Dowladda Kenya ayaa gawaari gargaar cunno ahi u sidday gudaha Soomaaliya ku xayirtay dalkeeda, gawaaridan ayaa la sheegayaa in ay u socdeen gobolka Gedo. Odayaasha Baladxaawo oo Goobjoog News la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaatooyin laga sheegayo Kililka 5-naad iyo Dilal Lagu Eedeeyay Ciidamada Liyuu Booliis Dadka ku nool degaanka Shuhubo ee u dhaxeya degmada Qalaafo iyo xadka Itobiyaha ee ismaamulka Kilinka 5-aad ayaa kacabanaya ciidamada liyo Bolis-ka ay dhibato ku hayaan dadka deegaanka. Degaanka Shuhubo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabashooyin-ka Duqeynta Kenya ee Gedo iyo Khasaarooyin Laga Sheegayo Goobjoog News waxaa weli soo gaaraya dhibaatooyin ay sheeganayaan dadka reer Gedo, dadkan ayaa in muddo ah ka cabanaya duqeyn ay sheegeen in ay wadaan ciidamada cirka Kenya. Ugu yaraan…