2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Baay Taliyaha Ciidanka Boliiska Maamulka koofur Galbeed ayaa ka hadlayay dagaal ay kula galeen Xarakada Al-shabab inta u dhexeysa demooyinka Baydhabo iyo Qansax dheer ee koonfur galbeed. Mas’uuliyiin ka trisan maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta Oo Soo Booqday Ciidanka Ka Jooga Soomaaliya Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo booqasho kedis ah sabtidii ku yimid xerada Dhoobley ee ciidamada Kenyaanka ku leeyihiin halkaasi ayaa waxaa uu sheegay in militariga Kenya ay nolol badan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Eedeysay South Sudan Guddi khubaro ah oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa waxa uu dowladda koofurta Sudan ku eedeeyay in kharashaad badan ay ku bixisay dhinacyo ay ka mid yihiin milatariga, xilli ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Mowsil, Ciraaq In ka badan Tobaneeyo qof oo ay ka mid yihiin dhinacyadii dagaalamay iyo dad shacab ah ayaa ku dhintay dagaal ka dhacay magaalda qadiimiga ah Mowsil, kaasi oo u dhaxeeyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Golaha Shacabka Oo Lagu Eedeeyay Ku Takri Fal Awoodeed, Faragelinta Laanta Fulinta Iyo Baajin Kulamo Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si cad guddoonka golahaasi ugu eedeeyay qodobo ay ku jiraan ku takri fal awoodeed, faragelinta laanta fulinta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hadliye: Isbaheysi Aan Ku Jirno Ayaa Mas’uul Ka Ah Qaxootigii Soomaalida Ahaa Ee La Dilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane C/salaam Cumar Hadliye ayaa sheegay in mas’uuliyadda Soomaalidii lagu dilay doonida ay qaadanayaa isbaheysiga la dagaallama Xuutiyiinta ee ay Soomaalida ku jirto. Hadliye oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Qaraarka Ku Saabsan Gurmadka Deg-degga Ah Ee Abaaraha. Kulanka golaha shacabka ee maanta waxaa la ansixiyay qaraarka ku saabsan gurmadka deg-degga ah ee abaaraha. Xildhibaannada golaha shacabka ayaa ansixinta kadib, waxaa ay soo jeediyeen in guddiga abaaraha qaran…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Daawashada Shaashadaha Telefishinka oo Cudurka Sonkorta U horseeda Caruurta Shaashadaha telefishinka ayaa cudurka Sonkorowga u horseeda Caruurta muddo 3 saacadood ah ka badan korfadhida telefishinka maalintii. Cilmibaaris cusub oo soo baxday kana hadlaysa qaadista cudurka Sonkorowga ayaa sheegtay in…
6 daqiiqo Sheeko:War 8 Dowladood oo ay isbedelayso Khariidadooda 20 sano ee Soo aaddan Waxaa jira 8 dowaldood oo ay isbedelayso khariidadooda 20 sano ee soo aaddan khubaraduna ay saadaalinayaan iney biyo qariyaan ama kala qeybsanaan dhanka guduhu uu ku yimaaddo. Dunida aan maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaheysiga Sacuudiga Oo Iska Fogeeyay In Ay Dileen Qaxooti Soomaaliyeed Maj. Gen. Ahmed Al-Assiri oo ah afhayeenka isbaheysiga uu Sacuudiga horkacayo ee la dagaalaya Xuutiyiinta ayaa iska fogeeyay eedeynta ah in ay dileen 42 qof oo qaxooti ah, kuwaas oo…