Munich: Ninka Dadka Laayey Horay Ayuu u Qorsheeyay Sheeko:Dalka Booliiska Munich waxaa ay sheegayaan in ninka dadka laayey uu qorsheynayey falkaas argigixiso muddo hal sano ka badan, Siyaasiyiin u dhashay dalka Jarmalka waxaa ay soo jeediyeen in la xakameeyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Galkacyo Oo La Doortay Gole deegaanka waqooyiga Galkacyo oo ka kooban ilaa 31 xunood ayaa maanta doortay guddomiyaha degmada Galkacyo Maxamud Yasin Axmed. Maxamed waxaa uu xilkaas heyn doonaa 5 sano ee soo socota,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tim Kaine Oo Noqonaya Ninka H. Clinton is garabsan Doonaan Hillary Clinton ayaa dooratay Tim Kaine in uu noqday ninka u ahaan doona madaxweyne ku xigeenka haddii ay guuleysato. Tim Kaine oo 58 jir, waxaa uu ka soo horjeeda Dhiciska, waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Doorashada Dib U Dhigay?! Doorashada in ay dib uga dhacday xilligii lagu ballamay arrinkaas muran ka ma jiro, weliba waxaa raalli ka ah haatan dowladda federaalka ah, maamul goboleedka iyo beesha caalamka! Siyaasiyiin, aqoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Carruur La Il Daran Cudurka Maqaarka Ku Dhaca Oo Waalidkood Uu La Hadlay Goobjoog News In ka badan 40 carruur ah oo ku nool Wajer iyo tuulooyinka ku hareereysan ayaa la sheegayaa inay la il daran yihiin cudurada ku dhaca maqaarka ah. Xasan Salaad Geedi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Aqbalay Murashaxnimada Xisbiga Jamhuuriga, Una Dhaartay Clinton Donald John Trump ayaa khamiistii jeediyay khudbad dheer oo socotay 1 saac iyo 15 daqiiqo, Khudbaddan oo lagus heegay mid holac ah, waxaa uu ugu horeyn aqbalay murashax in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaxooti Soomaali Ah Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Diyaaraddii 3-aad ayaa maanta dad qaxooti ah keentay dalka Kenya iyadoo ka degtay magaalada Baydhabo ee xarunta koofur galbeed. Diyaaradda ayaa waxaa saarnaa ilaa 34 qof oo qosos ah, dadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uul ka tirsan Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Oo Nairobi Ku Geeriyooday Ku xigeenka Xogheyaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Maxamed Yusuf Aden ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Safiirka Soomaaliya ee Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan Oo Xaalad Degdeg ah Ku soo Rogay Turkiga Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa waxaa uu xalad degdeg ah ku soo rogay dalkaasi, Xaaladda degdegga ah oo muddo 3 bil ah socon doonta ayaa bilaabatay jimcihii tagay. Erdogan oo dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 34 Qof Oo Soomaalida Kenyaan Ah Ayaa Lagu La’yahay Dalkaas, Human rights Watch Hey’adda u doodad xuquuqda aadanaha ee Human rights Watch ayaa Isniintii sheegtay in la la’yahay ilaa 34 qof oo ah Soomaalida Kenya. Hey’adda waxaa ay ku doodeysaa in sharciga ay…