2 daqiiqo Sheeko:War Jaamacadaha Dunida Ugu Sarreeya Sanadkan 2017-ka Waxaa la soo saaray Jaamacadaha ugu sareeya xagga aqoonta ee caalamka, Laakiin kaalmaha ugu muhiimsan waxaa ku jira jaamacadaha Harvard iyo mac’hadka Massachusetts Institute of Technology. QS lagu qiyaaso kala sarreynta…
4 daqiiqo Sheeko:War Sharci-yaqaanno: Heshiiska Imaaraadka Iyo Somaliland, Waxaa Uu Khatar Ku Yahay Madax-Bannaanida, Masiirka Iyo Deegaanka Aqoon-yahanno ku taqasusay sharciyada iyo qawaaniinta caalamiga ah ayaa Goobjoog News uga waramay heshiiska Imaaraadka ay kula wareegeen dekadda iyo Airportiga magaalada Berbera, iyaga oo dolwadda federaalka ah kula taliyay…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Mooshin Ka Diyaarinaya Heshiiska Imaaraadka Iyo Somaliland Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa Goobjoog News u sheegay in ay wadaan qorshe ka dhan ah heshiiska Imaaraadka ay kula wareegeen Dekadda iyo Airportiga magaalada Berbera ee waqooyiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Mareykanka Iyo Kenya Oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Soomaaliya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa talaadadii waxaa uu Telafan kula hadlay dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta, sida aqalka cad sheegay labada madaxweyne waxaa ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiriirka Ganacsi Ee Ka Dhaxeeya Turkiga Iyo Africa Oo Gaaraya 67 Bilyan Doolar Sanadkii Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya wadaanka Suudaan Jamaaludiin ayaa waxa uu sheegay qiimaha ganacsi ee ka dhaxeeya Turkiga iyo qaaradda Africa in uu gaarayo 67 bilyan oo doolarka Maraykanka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Ka Dhacday Syria Oo Ay Dad Ku Dhinteen Waxaa sii socda wali duqeymaha ay geesanayaan diyaaradaha Ruushka iyo kuwa Syria, kuwaas oo ay ka geesteen magaalooyinka Xalab, Ximsa iyo Idlib, iyadoo ay sababeen inay dhintaan 10 qof halka…
4 daqiiqo Sheeko:War Wikipedia Ma Aha Isha Macluumaadka Saxda ah ee Lagu Kalsoonaan karo, 6 ilood oo Bedel u ah Ardayga Soomaaliyeed Haweenaydii hore ee isku soo sharraxday xilka madaxweynaha Faransiiska 2006, ee Segolene Royal ayaa dhacdo caan noqotay, waxay macluumaad ka soo xigatay Wikipedia, taas oo ahayd, nin la yiraahdo “Leon…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qaraar-ka Golaha Shacbaka Ee Ku Saabsan Gurmadka Deg-deg Ah Ee Abaaraha Golaha shacabka ayaa ku jira dooodda qaraar ku saabsan gurmadka deg-degga ah ee abaaraha, arrintaas oo timid kadib markii dalka meel walba ay saameysay abaarta. Warbixintan Waxaa ay ku bilaabatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Lagu Dilay Qeybo Ka Mid Ah Muqdishu Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho lagu dilay dad rayid ah. Nuur Cali Isaq oo horay uga tirsanaa ciidanka Soomaaliyeed ayaa lagu dhexdilay gurigiisa oo Ku yaallo Xamar Jajab. Shamso Xaaji oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Yurub: Hawada Saafiga ah oo Lagu Iibsado $ 167 Shaki kuma jiro inaad qaadato hawada saafiga ah ee buuraha Switzerland iney tahay arrin aad u wanaagsan, laakiin inaad ku bixiso $167 ma muhiimbaa?, shirkadda iibisiga hawadaa buuraaleyda Swiss-ka waxay…