1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada Soomaliyeed Waxay Ku Xiran Tahay Wadajirka Culimaau’diinka Soomaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumaa’udiinka ka qayb galay Shirweynaha Labaad ee Culumaa’udiinka Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:SHIRWEYNAHA CULIMADA Maxaa Kasoo Baxay Shirweynaha Culimada Soomalaiyeed oo Muqdisho Kusoo Gabagaboobay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa seddaxdii maalmood ee la soo dhaafay shir uga socday culumo Soomaaliyeed oo gobollada dalka iyo daafaha dunida ka kala yimid.
2 daqiiqo Sheeko:War Hoggaamiyihii Hore ee Milatariga Dalka Guinea oo 20 Sano Xabsi ah Lagu Xukumay Maxkamad ku taal dalka Guinea ayaa ku xukuntay hogaamiyihii hore ee militariga Moussa Dadis Camara ku xukuntay 20 sano oo xarig ah kadib markii lagu helay dambiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.
1 daqiiqo Sheeko:SHIRWEYNAHA CULIMADA Ra’iisulwasaare Xamse oo Soo Xirtay Shirka Culimada Soomaaliyeed oo Muqdisho Lagu Soo Idleeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo xiray Shirweynaha labaad ee culimada Soomaaliyeed oo looga hadlayey midnimada culimada, ayaa ku boorriyey.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Gaashaandhigga oo Xilka u Kala Wareejiyay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda iyo Kii Hore Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Maanta Munaasabad ka dhacday Xarunta Wasaaradda Difaaca dalka, xilka ugu kala wareejiyey Wasiiru-dowlaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Hirshabeelle oo Lagu Soo Dhoweeyay Ceelbaraf oo Katirsan Shabeellaha Dhexe Wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo safar ku maraya deegaannada maamulka ayaa maanta gaaray degmada Ceel-Baraf.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA, War Akhriso: Qodobada Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada ee Todobaadlaha ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka Sharciga Maareynta Qandaraasyada iyo Heshiis Is-afgarad.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Israel oo Shaacisay Iney Duqeyn Diyaaradeed Ku Dishay Hoggaamiyihii Milatariga Ururka Xamaas Ciidamada maamulka Israa’iil ayaa sheegay in taliyihii ugu sareeyay militariga Xamaas Mohammed Deif lagu dilay duqeyn ay ka geysteen marinka Qasa, maalmo ka hor oo ku beegan 13-kii bishii la soo dhaafay ee July.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Puntland oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Ku Eedeysan Dilka Gudoomiye Ku-xigeen jaamacadeed Ka dib howlgal waqti dheer qaatay Ciidamada Booliiska Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane ku eedeysan dilka Guddoomiye kuxigeenkii maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda Bariga Afrika Khaalid Cali Khaalid.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Iska Fogeeyay Dilka Madaxii Siyaasadda Ururka Xamaas ee Ismaaciil Haniyah Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay in Maraykanku uusan ka warqabin, kuna lug lahayn dilka hoggaamiyihii siyaasadda Xamaas Ismail Haniyah oo arbacadii lagu khaarajiyay duqeyn lagula beegsaday.