2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobaddii Ugu Muhiimsanaa Khudbadaha Xasan Sheekh, Saciid Deni, Dr. Saciid Maxamud Iyo Sharif Sheekh Axmed Waxaa gelinkii dambe ee maanta xildhibaannada labada aqal ka hor khudbeyay Murashaxiinta kala ah: Xasan Sheekh, Saciid Cabdulahi Deni, Dr. Saciid Ciise Maxamud Iyo Sharif Sheekh Axmed. Xasan Sheekh Maxamud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobaddii Ugu Muhiimsanaa Khudbadaha Zakariye Maxamud, Baashiir Raage Iyo Jibril Ibrahim Gelinka hore ee saaka waxaa khudbadaha murashaxnimada labada gole ka hor akhriyay murashaxiinta madaxweyne ee kala ah: Zakariye Maxamud Xaaji, Bashiir Raage Shiiraar Iyo Jibril Ibrahim Cabdulle. Zakariye Maxamud oo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Iyo Waxqabadkii Hore Ee 8-da Murashax Madaxweyne Oo Dhameystiran Waxaa maanta khudbadahooda labada gole ka horjeedinaya ilaa sideed(8) murashax, kuwaas oo lagu wado in ay baarlamaanka Soomaaliya ka iibiyaan barnaamijkooda siyaasadeed iyo hanka ay doonayaan iney dalka ku maamulaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Gudaha Kenya Weeraray, Kana Soo Qaatey Qoryo Iyo Gaadiid Wararka ka imaanaya degmada Mandheera waxaa ay sheegayaan in dagaal-yahanno ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen deegaanka Arabiya oo ka tirsan Mandheera. Ilaa 20 Al-shabaab ah ayaa la shegayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Is Badal Laga Dareemaayo Qiimaha Mobillada Smart Phones-ka Ee Muqdisho Telephoonnada casriga oo looyaqaano Smart telephone ku waas oo lagu iibiyo suuqyada magaalada Mugdisho ayaa waxaa laga dareemayaa isbadallo waaweyn oo ku aadan inay qiimahooda uu sare u kac ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudaarta Suuqyada Muqdisho Oo Laga Dareemayo Sare U Kac Magaalada Mugdisho ayaa waxaa laga dareemayaa sare u kac dhanka khudaarta ah iyadoo suuqyada lagu iibiyo noocyada kala duwan ee khudaarta laga dareemayo qiimo koror ku yimid waxaana loo sababaynaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faadumo Q. Dhayib Oo Laga Saarey Guddiga Ilaalinta Anshaxa iyo Asluub-wanaagga ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Faadumo Qaasim Dhayib ayaa laga saarey liiska guddiga ilaalinta anshaxa iyo asluub-wanaagga ee doorashada madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ee Soomaaliya, Faadumo Qaasim Dhayib oo la hadashay Goobjoog News ayaa ka warrantey…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Farsamada xirashada Ilka Oo Ku Soo Badanaya Soomaaliya Farsamada xirashada Ilka ayaa ku soo badanaya magaalada Muqdisho, dad badan ayaa macaamiil u ah Dhakhaatiir iyo Isbitaallo arrinkaas ku taqasusey. Xirashada Ilkaha waxay ka midyihiin adeegyada casriga ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Ilaalinta Anshaxa Doorashada Madaxweynaha Oo Aan Weli Shaqo Bilaabin Xubno ka tirsan guddiga ilaalinta anshaxa iyo asluub-wanaagga ee doorashada madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ee Soomaaliya ayaa Goobjoog News u sheegey in guddiga aanu weli is baran, isla markaana aaney aqoon…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sooyaalka Tirada Iyo Magacyada Murashaxiinta Ku Tartamey Doorashooyinkii Ka Dhacey Soomaaliya Guddiga qaban-qaabada Doorashada madaxweynaha Soomaaliya waxaa ay araajida murashaxnimo ka qabteen, shahaadada murashaxnimadana siiyeen ilaa 24 murashax, mid ka mid ah murashaxiintan waxaa uu noqon doonaa madaxweynihii 9aad ee Soomaaliya,…