1 daqiiqo Sheeko:War Shirkadda Alibaba Oo Iibsaneysa shirkadda MoneyGram Shirkadda Ant Financial oo ah garabka lacagaha ee Alibaba ayaa iibsaneysa Shirkadda Mareykan-ka ah ee MoneyGram. Heshiiskan ayaa ku kacaya lacag dhan 880 milyan oo dollar sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Imaaraadka Carabta Oo Soo Riday Diyaarad Ay Leedahay Iran Ciidamada cirka ee waddanka Imaraadka carabta oo kusugan waddanka Yeman ayaa waxay soo rideen diyaarad Dorones oo ay leedahy dowladda Iran sida wakaaladd wararka Imaraadka ay ka soo xigatay sargaal …
6 daqiiqo Sheeko:War V!oozHd !! Watch Fifty Shades Darker (2017) Online Movie Free Full Putlocker Watch NOW!! Watch Fifty Shades Darker HD Movie [720p] Online. Watch Fifty Shades Darker 2017 Online, Fifty Shades Darker 2017 Watch Online, Watch Fifty Shades Darker Live Stream, Watch 50…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caasho Geelle Oo Goobjoog News Uga Warrantey Hadalkii Ay Ka Jeedisay Golaha Ammaanka Iyo Go’aannadii Ka Soo Baxey Caasho Geelle oo ka tirsaneyd xubno ka qeybgalay shir ay golaha ammaanka ka yeesheen arrimaha Soomaaliya ayaa wareysi gaar ah siisey Goobjoog News, iyadoo ka sheekeysay dadkii meesha ka Hadley…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Iyo Axsaabta Oo Ka Wada Hadley Diwaangelinta Axsaabta Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta kulan Muqdisho kula yeeshan in ka badan 15 mas’uul oo matalayey axsaabta dalka. Guddiga iyo Xisbiyada waxaa ay ka wada hadleen arrimo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyadaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Oo Sii Kordheysa, Amniga Iyo Musuqa Ayaa Ugu Muhiimsan Waxaa 24-kii bishan la dhisey guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya, guddiga waxaa uu ka kooban yahay 17 xubnood, 11 xubin oo aqalka hoose ah iyo 6 xubin oo aqalka sare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Madaxweynaha Oo Ku Baaqey In Laaluush-ka Lala Dagaalo, Telefishinnadana U Sinnaadaan Tabinta Doodda Murashaxiinta Madaxweynimada Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtey magaalada Muqdisho ayaa ku baaqey in Doodda dhaceysa 31-ka bishan ay noqoto mid dhexdhexaad ah, in dhamaan murashaxiinta waqtiga, tirada dadka…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Soomaaliya: 26 Sano Oo Burbur Ah Kadib…Maloo Baahan Yahay Isbadal? Maanta waa 26-ka January, waxaa 26 sano laga joogaa markii ay burburtey dowladnimadii Soomaaliya. Hadaba, inta aanan ka hadlin sababihii burburka keeney iyo Natiijada ka dhalatey, waxaa hubaal ah in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Waxaa hadda Goobjoog News soo gaarey jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee sanadkan kadib dhowr mar uu jadwalka horey uga dhacey Hadaba halkan ka akhriso Jadwalka Doorashada: January 28-29, 2017: Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacyada Iyo Beelaha Malaaqyo Ka Tirsan 135ta Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ka soo Gaareen Qaraxii Hotel Dayax Ilaa labo(2) Malaaq oo ka mid ah malaaqyada koofur galbeed ayaa ku geeriyootey qarax maanta ka dhacay Hotel Dayax ee Magaalada Muqdisho. Malaaqadyada geeriyootey waxaa ay kala ahaayeen Malaaq Malabow…