Sida ay sheegayaan guddiga doorashada golaha shacabka waxaa goordhaw bilaabaneysa khudbadaha murashaxiinta golaha shacabka, iyaddoo la dhageysan doono murashaxiinta guddoomiyaha golaha shacabka iyo haddii waqti loo helo murashaxiinta guddoomiye ku-xigeenka…