9 daqiiqo Sheeko:War Is Sharaxaadda Jawaari Iyo Jeylaani Kadib, Akhriso Waxqabadkoodii Baarlamaankii 9-aad Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen guddiga doorashada golaha shacabka, murashaxiinta arjiyadooda la qabtey waxaa ku jira guddoomiyehii hore ee golaha shacabka Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari iyo ku xigeenkiisii koowaad…
2 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Saxiixay Mooshinka Lagu Baab’inayo Murshaxiin 5 Ah Oo Guddiga Khilaafaadka Natiijadooda Laaleen Golaha Shacabka waxaa uu maanta xarunta golaha shacabka ku yeeshay kulanka 4aad ee kalfadhiga 1aad ee baarlamaanka 10-aad, iyaddoo laga hadley mooshin horay loogu gudbiyay aqalka oo ku saabsan in…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Doorashada Golaha Shacabka Oo Qabtey Araajida 7 Murashax Uu Ka Mid Yahay Prof: Jawaari Waxaa goordhaw soo gaarey warqabadka Goobjoog News in guddiga doorashada golaha shacabka ay qabteen maanta araajida ilaa 7 qof oo u tartamaya guddoonka golaha shacabka. Muraxiinta waxaa ay u kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Xarunta UNDP-da Ee Muqdisho 3 askari ayaa ku dhaawacantay qarax gaari oo goordhaw ka dhacay goob gawaarida la dhigto oo ku taalla xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho. Ciidamada dhaawacmay waxaa ay ka tirsanaayeen shirkadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh Oo La Kulmay Taliyaha Ciidamada Ugu Badan Ku Leh AMISOM Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta xarunta madaxtooyada kula kulmey General Edward Katumba Wamala oo ah taliyaha ciidamada melitariga ee Uganda. Xasan Sheekh iyo General Edward Wamala ayaa ka sheekeystay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 40 Website Oo Shahaadooyin Been-Abuur Bixin Jiray Oo La Xiray In ka badan 40 Website oo si sharci darro ah uga ganacsan jiray shahaadooyin ay ku jiraan Jaamacadaha ugu caansan dalka Ingiriiska ayaa la xiray. Website-yadan oo bixiya waxa loo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudabadda Xisaab-xirka Madaxweyne Xasan Sheekh, Akhriso Oo Qiimee Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah oo Xildhibaanno iyo dadweyne kale isniintii kula Hadley magaalada Muqdisho ayaa hor-dhigey xisaab-xirka 4tii sano ee la soo dhaafey iyo waxa uu doonayo in uu qabto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda: Waa In La Diyaariyaa Ciidan Soomaaliyeed Oo Bedala AMISOM Taliyaha guud ee ciidamada Uganda oo isniintii booqasho sadex maalin ah ku yimid magaalada Muqdsho ayaa ku booriyey madaxda Soomaalida iney wax ka qabtaan arrimaha ammaanka. Katumba Wamala waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Google waxay soo saari Doontaa Sanadkan Bilowgiisa saacdo Smart ah Shirkadda Google ayaa isku diyaarineyso iney soo saarto labo saacadooda oo smart ah inta lagu gudo jiro bilowga sanadka cusub ee 2017. Saacadahaan cusub ayaa waxaa la shaqeyn doonaan habka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Imisa Ayaa Lagu Dilay Soomaaliya 2016kii Sanadkii 2016-da ee dhammaadey waxaa Soomaaliya ka dhacay dhacdooyin naxdin lahaa, celcelis ahaan magaalada Muqdisho oo keliya waxaa ka dhacay 2 qarax oo ismiidaamin ah bishiiba. Goobjoog News, waxaa ay…