Dhibanayaasha Abaaraha Oo Sii Kordhaya, Dowladda Federaalka Iyo Hey’adaha Caalamiga Ah Oo La Dhaliilayo Sheeko:Dalka Hey’adaha samafalka caalamiga ayaa ku guul-dareystay caawinta malaayiin Soomaali ah oo abaaro ugu dhibaateysan guud ahaan Soomaaliya, dhibanayaal u badan caruur, haween iyo duqow ayaan helin gargaarkii dowladda federaalka iyo… 6 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kormeeray Ciidamo Ku sugan Duleedka Kismaayo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kormeeray xerada ciidanka xoogga dalka ee duleedka Kismaayo isagoo sidoo kale halkaas kula hadlay ciidamo dhameystay tababar ciidan. Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda, Xasan Sheekh ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Aqalka Hoose Loo Doortay Somaliland Waxaa maanta Muqdisho lagu doortay ilaa 6 Xildhibaan oo ka tirsan 46 Xildhiibaannada ee laga sugayo Somaliland, ra’isul wasaare ku xigeenka iyo wasiirkii hore arrimaha dibadda ayaa ka mid ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dad Shuban Biyood Ugu Geeriyooday Somaliland Laba qof ayaa ugu geeriyooday shuban deegaanka Wajaale ee galbeedka Somaliland, labadan oo kala ahaa nin dhallinyaro ah iyo ilmo da’ahaan 10 jir ka yar ayaa kala geeriyooday labadii maalmood…
3 daqiiqo Sheeko:War [HBO/PPV/LIVE]Watch Terence Crawford vs. John Molina Jr. Live Streaming PPV oNline,Comcast Dec.10 Video for WATCH Crawford VS Molina LIVE STREAM … Watch Your Favorite 2016 Online Game Terence Crawford vs John Molina Live Stream On Any Device as Desktop, Laptop, notepad, tab,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacyada Iyo Liiska 69-ka Xildhibaan Ee Koonfur Galbeed Oo Dhameystiran Maamulka Koonfur Galbeed ayaa isniintii soo afjaray doorashada Xildhibaannada aqalka hoose, 69 xildhibaan ayaa lagu doortay Baydhabo. Koonfur Galbeed waxaa maamulkii 2aad ee soo afjara doorashada aqalka hoose, Jubbaland ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Mugadishu Oo Logu Soo Gabangabeynaayo Shiweynaha dib U eegista Waxbarashada Dalka Waxaa Mugdisho lagu soo gabangabeynayaa shirweynaha dib u eegista waxbarashada dalka kaa soo Axaddii ka furmay magaalada Mugadishu ee caasimadda dalka Soomaaliya. Waxaa ka qeyb galay shirkaan xumno matalaya Maamul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Liiska Siyaasiyiin Iyo Mas’uuliyiin Caan Ah Oo Xildhibaan Ka Noqday Koofur Galbeed Waxaa Isniintii Baydhabo lagu soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose, 69 Xildhibaan oo laga sugayey koonfur galbeed ayaa halkaas lagu doortay. 37-bo Xildhibaan oo ka tirsan 69 Xildhibaan ee lagu doortay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Aqalka Hoose Ee Somaliland Oo Muqdisho Ka Bilaabaneysa Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in maanta Muqdisho lagu qabanayo ilaa 7 kursi oo ka tirsan 47-da kuraasta Somaliland ee aqalka hoose. Doorashada waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 87 Qof Oo Dhimirka La’ Oo Ka Baxsaday Isbitaal Ku Yaallo Kenya Wararka laga helaayo dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan 1n 87 qof oo bukaan ah kuwaas oo qabo cudurka dhimirka ay ka baxsadeen isbitaalka cudurada dhimirka ee ku yaallo dalka Kenya…