1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Cusub Oo Shahaado Lagu Guddoonsiin Doono 24 Saac Gudahood, Kuraasta Lagu Muran San Yahay Kuma Jiraan Guddoomiyaha Guddiga Federal ee Hirgalinta doorashooyinka dadban Cumar Maxamuud Cabdulle oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay 24 gudahood ay bixin doonaan shahaadooyinka xildhibaannada labada aqal. Somaliland waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Mareykanka Oo Ardey Asalkiisa Soomaaliya Ahaa Ku Dilay Ohio Booliiska Mareykanka ayaa dilay ardey jiiritaan iyo Tooreyn isugu daray ardey ku sugnaa Jaamacadda Ohio, taasi oo keentay buuq iyo dhaawac 11 qof. Mas’uuliyiin ka tirsan Mareykanka ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fiqi Oo Ka Mid Noqday Xildhibaannada Aqalka Hoose Maanta waxaa ay doorashada aqalka hoose ka dhacday Galmudug iyo Hirshabeelle, waa labo ka mid 5 maamul goboleed ee doorashada aqalka hoose ay ka socoto. Ilaa iyo hadda 174 Xildhibaan…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi: Qunsulka Masar Oo Goobjoog Uga Waramay Waxbarashada, Deeqaha, Maalgeshiga Masar Iyo Taageerada Amni Goobjoog News ayaa wareysi gaar ah la yeelatay qunsulka Masar ee Soomaaliya Tamer Safwat El-Mahdy, qunsulka waxaa uu ka hadlay xiriirka labada dal, dugsiyada ay ka furayaan Soomaaliya, deeqaha waxbarasho,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga doorashada oo Baabi’iyay Natiijada Doorasho Ka Dhacday Hirshabeelle Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa warqad ay soo gaarsiiyeen Goobjoog News waxaa ay ku baabi’iyeen doorasho ka dhacday Hirshababeelle. Guddiga waxaa ay sidoo kale ka digayaan in ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarunta Seyniska iyo Tiknoolajiyadda ee Jaamacadda Ummada Oo La Furay Madaxweynaha J. Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray xarunta Seyniska iyo Tiknoolajiyadda ee Ummadda Soomaaliyeed. Xarunta Kuliyadda Culuumta iyo Tiknoolajiyadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, muddo ka yar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Asad Oo La Wareegay Qeybo Ka Mid Ah Xalab Ciidamo taageersan Bashaar Al-asad ayaa la sheegayaa in ay sabtidii la wareegeen qeybo ka mid ah magaalada caanka ah ee Xalab. Afhayeen ciidamada ka tirsan oo la hadlay wakaallada wararka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Macalimiin Masaari Oo Wax Ka Dhigi Doona Dugsiyada 15 May Iyo Xasan Barsane Wasaaradda waxbarashada ayaa dhigeeda Masar heshiis kula gashay in Masaarida lagu wareejiyo maamulka iyo waxbasrashada hoose iyo dhexe ee dugsiyada caanka ah ee 15 May Iyo Xasan Barsane. Wareejinta labada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Fidel Castro, Madaxweynihii Hore Ee Cuba Oo Ku Geeriyooday Da’da 90-ka Madaxweynihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro ayaa waxaa uu ku geeriyooday dalka Cuba isagoo 90 jir ah kadib markii uu muddo xanuunsanaa, sidaa waxaa sheegay Teleshinka dalkaas. Fidel Castro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiyada Doorashada: Hanjabaado , Isdaba marin Liis, cagajuglayn iyo Takrifal Hanti Ayaa Doorashada Ka Dhacday War Saxaafadeed ay si wadajir u soo saareen Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ayaa lagu sheegay in doorashada ay hareeyeen hanjabaadyo ,…