1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Lagu Doortay Hirshabeelle Maanta waxaa markii ugu horeysay ay doorashada aqalka hoose ka dhacday maamulka Hirshabeelle, ilaa 7 Xildhibaan ayaa lagu doortay Jowhar. Xildhibaannada la doortay waxaa ay xulafo soke la yihiin madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Lagu Doortay Galmudug Waxaa maanta magaalada Cadaado lagu doortay ilaa 8 Xildhibaan, ilaa 36 Xildhibaan ayaa lagu wadaa in lagu doorto Cadaado, ilaa iyo hadda waxaa la doortay 13 Xildhibaan. Halkan ka akhriso…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waa Kuma Garbaha Trump Ee Reince Priebus Iyo Bannon? Madaxweynaha La doortay ee Mareykanka Dollanad Turmp waxaa uu Axaddii magacaabay labo nin oo la sheegayo in ay qaabeyn doonaan siyaasadda Mareykanka, afhayeenka madaxtooyada iyo madaxa Istaraatiijiyada, Magacaabistan ayaa isla…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Asad: Trump Waxaan Iska Kaashan Doonaa La Dagaalanka Argigixisada Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-asad ayaa sheegay in madaxweynaha la doortay ee Mareyakanka Dolland Trump ay iska kaashan doonaan arrimaha la dagaalanka argigixisada. “Ma ogin waxa uu sameyn doono, ma ogin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore Ee Masar Oo Laga Joojiyay Xukunka Dilka Ah Maxkamadda sare ee dalka Masar ayaa maanta joojisay xukun dil oo horay loogu xukmay madaxweyne Maxamed Mursi iyo hogaamiyeyaal badan oo ka tirsan Ikhwaanka. Qadiyadda horey dilka loogu xukumay waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Air Djibuti Oo Ka Shaqo Bilowday Muqdishu Shirkadda Duulimaadka hawada ee Air Djibuuti ayaa maanta duulimaadkii ugu horreeyey ka bilowada magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya iyadoo si rasmi ah hada ka dib isaga kala gooshi doonto Muqdisho…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Shubanbiyoodka Oo Ka Dilaacay Magaalada Dhuusomareeb Cudurka Shuban biyoodka oo ka dilaacay magaalada Dhuusomareeb iyo degaannada ku hareereysan ayaa waxa uu soo ritay dad aad u farabadan oo qaarkood la seexiyey isbitaalka magaalada Dhuusomareeb ee Xanaano …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Israa’il Oo Sharciyeysay Dhulalka Dadka Falastiiniyiinta, Isla Markaana Mamnuucdey Aadaanka Gumeystaha Israa’il ayaa lagu waramayaa in ay sharciyeysteen dhulalka Falastiiniyiinta, iyagoo sidoo kale mamnuucey aadaanka salaadda. Afahayeen u hadlay madaxtooyada Falastiin Nabil Abuu Riida ayaa sheegay in Isra’il tilaabooyinkeeda waalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NASA: Dayax Weyn Oo Iftiin Badan Ayaa Caawa Dunida Laga Arkayaa Caawa waxaa dunida laga arki doonaa dayax aad u weyn oo iftiin badan, waa arrin mar kale dib u dhici doonta November 25, 2034, sidaa waxaa sheegay hey’adda NASA. Dayaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hogaamiye Sare Oo ka tirsan Xamaas Oo Ugu Baaqay Qaaradda Africka kadoon ka Dhan Ah Yahuudda Mas’uul sare oo u qaabilsan ururka Xamaas arrimaha dibadda oo lagu magaacabo Usaama Xamaada ayaa ugu baaqay dhamaan shacuubta ku nool qaaradda Afrika kacdoonka dhan ah Yahuuda si loo hakiyo…