Safaaradda Iran ee Soomaaliya: Waxaan ogeyn in La Diiday Christmas lakin ma ogeyn in Mowliidka Nabiga la mamnuucay” Sheeko:Dalka Safiir ku xigeenka Iran ee Soomaaliya Javad Dehghan Latfabadi oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa weeraray dad uu ugu yeeray gacan sedexaad ama dal sedexaad in ay ka… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada NISA oo Kala Ceyriyay Aroos Wadareed ay soo Qabanqaabisay Safaaradda Iran ee Muqdisho Isla Markaana Xiray Shaqaalihii Safaaradda Ciidamada ka tirsan NISA ayaa u dhacay maanta xaflad aroos oo ay soo abaabushay safaaradda Iran ee Muqdishu isagoo kala diray dhalinyardii arooska loo dhigay. Ciidamada NISA ayaa fasaxay Safiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Ceynte oo La Kulmay Wasiirada Qorsheynta Maamul Goboleedyada Wasiirka qorsheynta qaranka Mudane Cabdiraxmaan Ceynte ayaa maanta kulan la qaatay wasiirrada qorsheynta ee Puntland, Jubbaland, Southwest iyo Galmudug. Waxaa kaloo kasoo qayb galay Rugta Ganacsiga, Ururka Dhallinyarada Qaranka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka: Qabaa’ilka Hiiraan Dega waxay aqbaleen Wareegtadii Madaxweynaha Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Odowaa oo shir jar’aaid ku qabtay Baledweyn ayaa sheegay in ay halkaas u tageen sidii loo dhameyti lahaa wada hadalka dagaalka ka dhacay halkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Geeriyooday iyadoo Kulanka Baarlamaanka uu Socdo Xildhibaanka ayaa waxaa la sheegayaa in uu dhintay kadib markii uu muddo Miyir Daboolsanaa, dhacdadan waxaa ay dhacday iyadoo ay socoto kulankii caadiga ahaa ee baarlamaanka dalka Kuwait. Xildhibaanka geeriyooday…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Federaalka oo Ka Warbixiyay iibinta Xaruntii Hore ee Baarlamaanka iyo Xildhibaano La Ganaaxay Kulanka 21aad, Kalfadhiga 7-aad waxaa maanta shir guddoominayey Guddoomiye Jawaari waxaa soo xaadiray ilaa 141 Xildhibaan, Ajendayaasha waxaa ka mid ahaa: Dhaarin Xildhibaan, Warbixin Guddiga Maaliyadda eek u saabsan Milkiyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Kenya oo Al-shabaab ku Eedeysay Weerar Lagu Dilay Rayid oo Ka Dhacay Inta u Dhaxeysa Nairobi iyo Mandheera 2 Rakaab ayaa dhimatay 3 kalana waa ku dhaawacantay kadib markii dalbey ay Wadada u galeen Bas iyo gaari xaamuul ah oo maraeyey inta u dhaxesya Kotulow iyo Ceelwaaq oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Oromada Itoobiya oo Gadooday, Kuna Dhawaaqay Qorshe Gooni isu Taagid ah Rabashado, Dibad baxyo iyo dagaal is ceyrsi ah ayaa ilaa November bilowgeedii ka socda magaalooyinka ay degaan Oromada ee dalka Itoobiya taasi oo keentay in dad badan ay ku dhintaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbada Laga Soo Saaray Shirka Madasha Wadatashiga Doorashada Shirka Madasha ayaa go’aan ka gaaray sida ay noqoneyso doorashada baarlamaanka 2016-ka. Arrintan ayaa timid kadib markii maanta shir ay Muqdisho ku yeesheen Madaxda Dowladda, Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada iyo beesha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Bisha Cas ee Soomaaliyeed oo Abaalmarin La Guddoonsiiyay Dr. Axmed Maxamed Xassan, Madaxweynaha Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxaa Golaha Ergooyinka Dhaqdhaqaaqa Caalamiga Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas oo lagu qabtay Jeneefa 7 Disembar 2015 lagu abaalmariyey…