1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo Galmudug Iyo Puntland Uga Digtay Jabinta Heshiiska Galkacyo Ergeyga qaramada midoobey ee Soomaaliya Michael Keating ayaa uga digay maamullada Galmudug iyo Puntland in ay jabiyaan heshiiska xabad joojinta ah ee sabtidi lagu saxiixay magaalada Galkacyo. Michael Keating waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wax Ka Baro Cudurka Macaanka Oo Dunida Laga Xusayo Waxaa maanta dunida laga xusayaa maalinta cudurka Macaanka, maanta oo kale waxaa dadka laga wacyigeliyaa khatarta cudurka macaanka iyo sida looga hortago. Waa maxay cudurka macaanka (diabetes)? Cudurka macaanka ama…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump Oo Ballan-qaadey In 3 Milyan Uu Masaafurin Doono Dad badan oo Donald Trump ka sugayey in ballamahiisa uu ka soo baxo ayaa ku farxay ballanqaadka madaxweynaha la doortay uu ku sheegay in 3 Milyan uu dalkaas ka masaafurin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Cusub Ee Jubbaland Waxaa hadda magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay doorashada lix Xildhibaan oo gobolkaas u matali doonta baarlamaanka federaalka ah. Jubbaland waxaa ay ilaa iyo hadda doorteen 32 Xildhibaan, waxaana lagu sugayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Cusub Ee Beelaha Dega Puntland Waxaa maanta Puntland lagu doortay ilaa 6 Xildhibaan, Xildhibaannada soo baxay waxaa ka mid ah Sacdiyo Ciise Kaarshe iyo Xakariye Maxamed Xasan. Hadaba halkan ka akhriso Liiska Xildhibaanada cusub: Kursiga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalka Marooko ayaa waxaa xabsiga la dhigay 20 qof oo beeraley ah Maxkamad ku taalo dalka Marooko ayaa waxa ay xukunno kala duwan ay ku riday dad beeraley ah oo tiradoodu ay gaareyso 20 qof. Dadkan ayaa waxa lagu riday xukunno u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Cusub Ee Xildhibaannada Beelaha Dega Jubbaland Maanta waxaa lix Xildhibaan oo cusub lagu doortay magaalada Kismaayo, 26 Xildhibaan ayaa ilaa hadda lagu doortay Kismaayo. Hadaba halkan waa liiska Xildhibaannada Cusub ee Jubbaland: Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating Oo Is Hor-Fariisinaya Guuleed Iyo Gaas Waxaa maanta magaalada Galkacyo lagu wadaa in uu ka dhaco kulan heshiis looga gaarayo dagaalka muddada bil iyo barka ah ka socda magaaladaasi. Kulankan waxaa ka soo shaqeeyay Michaela Keating…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Dadban Ee Somaliland Oo Lagu Dhawaaqay Waxaa La Magacaabey guddiga doorashada dadban Ee Somaliland, kaas oo ka kooban 9 xubnood. Hadaba halkan hoose ka akhriso magacyada guddiga:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanaanka Doorasho Ee Gobollada Waqooyi Ee Soomaaliya Waxaa la soo saaray qaabka gobollada waqooyi ee Soomaaliya ay uga qeyb-galayaan doorashada dadban ee federaalka Soomaaliya, doorashada aqalka sare ee Somaliland ayaa lagu wadaa in xerada gaadiidka ee magaalada…