Olgan Bekar: Turkiga Waxaa Uu Sii Wadi Doonaa Taageerada Soomaaliya Sheeko:Dalka Safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar ayaa la sheegayaa in uu ammaaney doorashada dadban ee Soomaaliya taaso oo lagu wado in la soo gabagabeeyo 30-ka bishan. Mr. Olgan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guuleed Iyo Gaas Oo Gaaray Galkacyo Waxaa maanta magaalada Galkacyo gaaray madaxweynayaasha labada maamul goboleed ee Galmudug iyo Puntland. Cabdikarim Guleed iyo Cabdiweli Gaas ayaa lagu wadaa in ay ka wada hadlaan sidii loo joojin lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Kacdoonkii Carabta Waxaa Ka Dhacay Khasaare Gaaraya Ilaa 600 Bilyan Oo Dollar Hey’adda ESCWA Ee Qaramada Midoobey xafiiskeeda galbeedka Asia ayaa sheegtay in kacdoonadii Carabta ay horseedeen khasaare dhaqaale oo gaaraya ilaa 600 oo Bilyan oo Dollar. ESCWA waxaa ay intaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Beelaha Galmudug Waxaa maanta Cadaado lagu qabtay doorashada aqalka hoose, ilaa 3 Xildhibaan ayey doorteen beelaha dega deegaannada Galmudug si ay uga mid noqdaan Xildhibaanada baarlamaanka federaalka ah. Hadaba Xildhibaanada ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Liiska Cusub Ee Xildhibaannada Koofur Galbeed Waxaa maanta mar kale Koofur Galbeed lagu qabtay doorashada aqalka hoose, ilaa 7 kursi ayaa la doortay, dadka soo bixi waayey oo laga adkaaday waxaa ka mid ah wasiirka maaliyadda Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:War Liiska Xildhibaannada Cusub Ee Jubbaland Waxaa maanta mar kale magaalada Kismaayo lagu dooranayaa Xildhibaannada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka ah, ilaa 7 Xildhibaan ayaa la doortay. Liiska Xildhibaannada guuleystay waa: Kursiga 1aad: Cabdulahi Obokor Xaaji…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibad-Baxyo Lagu Diiddan Yahay Trump Oo Ka Dhacay Mareykanka Saacado uun kadib markii lagu dhawaaqay natiijada doorashada Mareykanka, waxaa niyad jab ka muujiyay dad badan oo Mareykan ah. Inkasta oo Madaxweyne Obama uu la hadlay Labada musharrax, in kasta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Cusub Ee Koofur Galbeed Waxaa Baydhabo ka dhacay doorashada Xildhibaannada aqalka hoose, waa maalintii 2aad oo doorashada halkaas ka socoto. Liiska Xildhibaannada Maanta Guuleystay: Kursiga 1aad: Cabdi Caziz Axmed 49 cod Axmed Cabdi Nur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Aqalka Sare Ee Hirshabeelle Waxaa maagalada Jowhar ka dhacay doorashada aqalka sare, waxaa la dooranayaa 8-da ee maamulkaas u matali doonta aqalka sare ee Soomaaliya. Liiska Xildhibaannada ku guuleystay aqalka sare: Kursiga 1aad: Cusmaan…
3 daqiiqo Sheeko:War Donald John Trump Donald John Trump ayaa ku guuleystay doorashada dalka Mareykanka, waa madaxweynihii 45-aad ee dalka Mareykanka, waa madaxweynihii ugu da’da weynaa ee soo mara dalka Mareykanka. Hadaba, Waa Kuma Donald John…