1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Kurdiyiinta Waxaa Ay Ka Qeyb-qaadan Doonaan Dagaalka Lagu Jiro Daacish Ciidanka Mareykanka ayaa sheegay in Kurdiyiinta ay kaalin ku yeelan doonaan dagaalka lagula jiro Daacish ee ka socda dalka Suuriya. Sarkaal ka tirsan Mareykanka ayaa waxaa uu sheegayaa in Riqa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Hiiraan Oo Xilka Laga Qaaday Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar, “Yuusuf-dabageed” kadib wareegta ka soo baxday xafiiskiisa. Madaxweynaha dowlad goboleedak Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Qodob Oo Galkacyo Uga Dhalan Karto Nabad Waarta Gobolka Mudug, waaa gobolka ugu colaadda badan dalka Soomaaliya xilligan la joogo, dadka Galkacyo iyo deegaannada ku dhow ku nool, dhegta ayey kor u hayaan xilli walba, Daacish, qaraxyada iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Q.M Oo Daacish Ku Eedeysay Falal Ka Baxsan Banii’aadamnimada Mas’uuliyiin ka tirsan qaramada midoobay oo qaabilsan dhanka xaquuqul insaanka ayaa waxay sheegayaan iney heleen warbixinno ku saabsan iney galeen falal-ka dhan ah bani aadanimada ururka daacish xilli ay ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Halkee Ayey Mareysaa Doorashada Labada Aqal Ee Somaliland Iyo Hirshabeelle? Guddiga Doorashada Oo Ka Jawaabey Beelaha Soomaaliyeed iyo maamullada dalka ka jira ayaa inta badan soo gudbiyay ergada doorashada ee Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya dooran doonto 2016-ka. Sida ay Goobjoog News u sheegeen guddiga doorashada dadban…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqaamka Magaalada Muqdisho (Gobolka Banaadir), Yay u tahay goob doorasho (Constituency)? Arrintani waxa ay noqotay mid looga doodo waxa loo yaqaano fadhi ku dirirka iyo warbaahinta Soomaaliyeedba,waxayna ku salaysan tahay doodu ama nuxurkeedu yahay. Muqdisho oo Caasimad ah yaa maamuli doona…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Dugsiga Daa’uud Buule Oo Dalbaday In Dib Loo Bilaabo Waxbarshada Maamulka dugsiga Daa’uud Buule oo waxbarashadiisu ay hakad ku jirto mudo ka badan sanada oo wasaaradda waxbarashada ka dalbaday in dugsiga dib loo howgaliyo. Maamulaha Dugsiga hoose dhexe ee Daa’uud …
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Qubeyska Qaar Khatar Ma Leeyahay? Waxaa lagu tiriyaa qubeyska lagu qubeysto saabuunta iyo biyaha ama qalabka loo adeegsado qubeyska waa dhaqan maalmeedka dad fara badan si ay u ilaaliyaan nadaafadda jirkooda dhan iyo iney dareemaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Amiirka Qatar Oo Geeriyooday Dalka Qatar ayaa sheegay in uu geeriyooday amiirkii hore ee dalkaasi Sheekh Khalifa Bin Xamad Al-taani. Amiirka ayaa geeriyooday shalay isagoo da’diisa lagu sheegay 84 jira, muddo 3 maalmood ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr. Maxamud Culusow Oo Madaxweynnimada Isu Sharaxay, Waa Kuma Culusow? Waxaa Maanta xilka madaxweynimada isu soo sharaxay Dr. Maxamud Maxamed Culusow, waxaa uu qeyb ka noqon doonaa murashaxiin ilaa 15 ka badan oo sanadkan u taagan doorashada 2016 ka.- Dr.…