2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudanayaasha Aqalka Sare Ee Galmudug OO Walaac Ka Muujiyay Dagaalka Gaalkacyo, Kuna Baaqay Howlgelinta Guddiyada Wada Hadalka Mudanayaasha Aqalka Sare ee dhowaan laga soo doortay Dawlad goboleedka Galmudug, waxay ayagoo aad uga xun walaac ka muujinayaan dagaalada soo noqnoqday ee ka soo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo ee dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump iyo Hillry C linton Oo Dooddii Ugu Dambeysay Yeeshay Musharrxa Donald Trump ayaa diiday ballanqaadida inuu aqbalayo natiijada ka soo baxdo doorashada bisha soo socota ka dhaceyso Mareykanka, xilli uu xalay dood kulul; la yeeshay Hillary Cilinton . Mr…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Aqalka Sare Ee Baarlamaanka, Muxuuse Qabtaa? Waxaa gobollada ka socda doorashada aqalka sare ee Soomaaliya, maamul goboleedyada waxaa ay ku tartamayaan qabsoomidda doorashada, hadaba doorashadaas kadib, isweydiinta waa: waa maxay Aqalka sare ee baarlamaanka, shaqadiisa sidee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Doorashada Aqalka Sare Ee Koofur Galbeed Maamulka Koofur Galbeed ayaa noqday maamulkii sedexaad ee qabta doorashada aqalka sare, doorashada waxaa ay u dhaxeysaa ilaa 16 murashax. Tartanka doorashada aqalka sare aad u adkaa, dadka ilaa iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Doorashada Aqalka Sare ee Jubbaland Doorashada Aqalka sare ayaa ka dhacday Jubbaland, doorashada waxaa ku tartamay ilaa 17 qof waxaa hoolka ku sugan 66 Xildhibaan oo Jubbaland, doorashadan waxaana laga rabaa in ay ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Khudbadaha Murashaxiinta Aqalka Sare Ee Puntland Oo La Dhageysanayo Dhageysiga khudbadaha murashaxiinta maamulka Puntland u matali aqalka sare ayaa ka bilowday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Tartamayaasha waa 29 Xubnood halka 10 ka mid ah ay haween yihiin, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Ka Hadashay Tayeynta Waxbarashada Dalka Wasaaradda Waxbarada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxay sheegtay iney wado Qorshe lagu kala saarayo tayada jaamacadaha ka howlgala dalka gaar ahaan magaalada mugadishu ee caasimadda dalkeena hooyo. Agaasimaha waxbarashada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Puntiland Oo Howlo Nadaafadeed ka Bilowday Garoowe. Wasaaradda caafimaadka ee gobollada puntland ka waday maalmahan wacyi galinta ayaa waxaa maanta iskoolka Imaam Alnawawi ee magaalada Garoowe ardeyda wax ka barata ay bailaabeen wacyi galin ku aadan waxyaabaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Taariikhda Madaxweyne Cali Cabdullahi Cosoble Iyo Barnaamijkiisa Cali Cabduulahi Cosoble ayaa goordhaw loo doortay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cosoble ayaa madax ka noqonaya maamulka federaalka ah kan ugu da’da yar, uga dambeeya dowlad goboleedyada Soomaaliya laga dhisayo. Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Cali Guudl-Laawe Xuseen Cali Guudl-laawe Xuseen ayaa goordhaw ku guuleystay jagada madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, 86 cod ayuu helay halka Cali Xasan Taakow uu helay 10 cod, sidaa waxaa uu ku noqday madaxweyne…