2 daqiiqo Sheeko:Dalka WHO: 16 Kun oo Qof ayaa Sanad Walba Dalka Ingiriiska Ugu Geeriyoota Hawo Xumo Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa ka digay dhibaatada wasakhowga hawada oo sanad walba ay u dhintaan 16 kun oo British ah, iyadoo ururkani uu Shalay daaha ka rogay tirakoob cusub oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheegtay In Ay Dileen Saraakiil Al-shabaab Ah Saraakiil ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegayaa in lagu dilay duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay ka fuliyeen Kanjaroon oo u dhaw xadka Kenya iyo Soomaaliya. Sida ay qortay VOA-da duqeynta waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Wariye C/casiis Maxamed Cali Xaaji Oo Maanta Lagu Aasayo Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu aaso meydka Allaha u naxariistee wariye C/casiis Maxamed Cali Xaaji oo gelinkii dambe ee shalay rag hubeysan ay ku dileen degmada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating Oo Walaac Ka Muujiyey Dib u Dhaca Ku Yimid Doorashooyinka Dalka Qaramada Midoobay ayaa niyad xumo ka muujisay dib u dhaca mar kale ku yimid doorashada madaxweyne iyo midda baarlamaan ee Soomaaliya, waxayna sheegeen inay muuqaneyso rajo ah inay qabsoonto doorasho…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: 10- Caqabad Oo Ku Horgudban Qabsoomidda Doorashada 2016-ka Doorashada 2016-ka ayaa markii 2aad muddo 3 bil gudahood ah dib u dhacday, Jadwalkii madasha qaran waa uu fashilmay, sidoo kale jadwalkii guddiga doorashada dadban ee heer federaal ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Baarlamaanka iyo Midda Aqalka Sare Oo Dib U Dhacday, Lana Ogeyn Xilli Ay Bilaaban Doonaan Doorashada Baarlamaanka ayey aheyd in maanta (24 September ) ka bilaabato caasimadda Muqdisho iyo caasimadaha maamul goboleedyada, goobaha codbixinta iyo sanaadiiqda ayey aheyd in ay yaallaan meelaha loogu talo-galay in…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sababaha Ay Kenya Ugu Guul-dareysatay Dooddii Ka Socotay Maxkamadda ICJ Jimcihii waxaa Hague lagu soo gabagabeeyay Dooddii badda ee Soomaaliya iyo Kenya, 4 maalin oo dhageysiga dacwada socotay, doodda Kenya waxaa ay aheyd mid daciif ah oo waxaa ay goobta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif Oo Ku Dhawaaqista Murashaxnimada Madaxweynnimo Dib U Dhigay Sheekh Sharif Sheekh Axmed, madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu muddo ka maqnaa dalka. Sharif oo hadal u jeediyay taageerayaashiisa ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Is Fahamkii Badda(MOU)-ga Ee Ay Kala Saxiixdeen Soomaaliya Iyo Kenya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa April 7, 2009 kala saxiixday heshiis is faham ah, MOU-gan oo Maxkamadda ICJ iyo Soomaalida ay hadal-hayeen maalmihii la soo dhaafay weligaa ma akhrisay, qodobadiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rasmi: Doorashada Kuma Dhici Doonto Waqtigii Loogu Talogalay Guddiga Doorashada dadban ee federaalka ah ayaa war Saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in ay jadwalka shaqada ee doorashada 2016-ka aanu ku dhameystirmi karin sidii loogu talo-galay. Guddiga federaalka…