1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Cambaareeyay Weerakii Baarka Liido Xafiiska howlgalka dowladda Mareykanka u qablisan arrimaha Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarkii Khamiistii ka dhacay baarka Liido ee magaalada Muqdisho. “Mareykanka waxaa uu cambaareynayaa weerarka waxashnimada ahaa ee baarka Liido Beach…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 12 Ku Dhimatay Weerar Lagu Qaaday Jaamacad Ku Taallo Kabul, Afghanistan Ilaa 12 qof ayaa ka sheegayaa in ay ku dhinteen weerar ka dhacay Jaamacada ku taalo magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afgaanistaan. 7 ardey, 3 Booliis ah iyo 2 ilaalo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Maamulka Suuriya Labo Mar Ayuu Hubka Kiimikada Adeegsaday Warbixin ay soo saartay qaramada midoobey waxaa lagu sheegay in maamulka Asad uu labo mar adeegsaday hubka Kiimikada labadii sano ee la soo dhaafay. Hubkan ayaa la sheegayaa in loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Joe Biden Oo Turkiga Booqanay Xilli Mareykanka Lagu Tuhmayo Shirqoolkii Afgambiga Dhicisoobay Waxaa dalka Turkiga booqanaya madaxweyne ku xigeenka dalka Mareykanka Joe Biden bil kadib afgambigii dhicisoobey ee lala maaganaa madaxweyne Ordogan. Safarka Biden waa uu ka duwan yahay safarka Obama ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gantaal Ay Tijaaabisay Waqooyiga Kuuriya Oo Ku Dhacay Biyaha Japan Dalka Waqooyiga Kuuriya ayaa tijaabiyay gantaal ballistic ah, iyadoo ka tuurtay dusha maraakiibta loo yaqaano gujiska, sidaa waxaa sheegay saraakiil Mareykan ah. Gantaalka The KN-11 ayaa la sheegayaa in laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Duqeysay Tuulooyin Turkiga Ah Iyo Ankara Oo Bilowday Howl-gal Militari Dowladda Turkiga ayaa la sheegayaa in dadka ka rartay tuulooyinka ku dhaw xadka dalkaasi uu la wadaago dalka Suuriya halkaas oo ay gacanta ku hayaan kooxda Daacish. Arrintan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabanqaabada Aaska Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar Oo Ka Socota Muqdisho Ku-Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiga qabanqaabada aaska qaran ee loo sameynayo Allah ha u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Waxbarashada: Jaamacadaha Waa In Qoondo Lacag La’aan Ah Siiyaan Dadka Laga Tirada Badan yahay Shir saddex maalmood soconaya ayaa maanta ururka Jaamacadaha Soomaaliya uga furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan 40 Jaamacadood ayaa waxaa furay wasiirka waxbarashada, Hidaha…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Yaa Dayacay Sool iyo Sanaag?! Dowladda Soomaaliya Oo Ka Jawaabtay! Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay sheegtay in ay dayacday gobollada Sool iyo Sanaag, arrintan ayaa timid kadib markii Goobjoog News ay xiriir la sameysay madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kerry Oo Sheegay In Nairobi Lagu Qabanayo Shir Looga Hadlo Doorashooyinka Soomaaliya Xogheyaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa waxaa uu sheegay in ilaa 8 dal oo Afrikaan ah ay isniinta kulan ku yeelan doonaan magaalada Nairobi si looga hadlo arrinta Koofura…