2 daqiiqo Sheeko:Dalka Buugaag Sheekooyin Ah Oo Hareeyay Carwada Buugaagta Ee Muqdisho 2016-ka Waxaa Muqdisho sanadkii 2aad si wanaagsan uga soconaya carwada buugaagta ee“The Mogadishu Book Fair”, arrinta la yaabka leh waa 98% buugaagta carwada lagu iibinayo ama lagu soo bandhigay ee qoraayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Difaacay Askari Qof Madow Ah Dilay Murashaxa Jamhuuriga Donald Trump ayaa difaacay dil ay askarta Mareykanka u geysteen wiil madow ah sabtidii la soo dhaafay. Wiilka la dilay oo 23 jir ahaa, waxaa lagu magacaanaa sylville…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Koobaad Ee Ganacsatada Soomaalida iyo Masar Oo Muqdisho Ka Furantay(Sawirro) Wasiirka ganacsiga Soomaaliya Cabdrashiid Maxamed Axmed ayaa maanta Muqdisho ka furay kulanka 1aad ee madasha ganacsatada Soomaaliya iyo Masar kaas oo muddo 4 maalmood ah ka socon doona caasimadda. Kulankan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Magaalooyin Horleh Qabsaday Ciidamada dowladda Soomaaliya ee waaxda 9-aad ayaa sheegtay in ay Al-shabaab ka qabsadeen 4 tuulo oo ku dhaw degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Tuulooyinka ayaa kala ah Mataano, Caanoole, Tubaako…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Xaqiijiyay Weerarka Sakow Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa xaqiijisay weerar ay ciidamada Mareykanka iyo Komandosta Soomaalida ka geysteen magaalada Sakow ee Jubbada dhexe. Xiriir ay Laanta afka Soomaaliga ee BBC-da la sameysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guantanamo Oo Laga Soo Kaxeeyay Maxaabiistii Ugu Badneyd Intii Uu Obama Madaxda Ahaa. Dalka Mareykanka ayaa Guantanamo ka soo saaray ilaa 15 maxbuus, waa tiradii ugu badneyn tan iyo intii uu Mareykanka madaxweyne ka noqday Obama. Pentagon-ka ayaa sheegay in 12 Yamaniyiin ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Dad Ku Dhinteen Oo Mareykanka Uu Ka Geystay Degmada Saakow, Jubbada Dhexe Goobjooge ku sugan magaalada Sakow ee Jubada dhexe oo ka gaabsaday in magaciisa la sheego ayaa Goobjoog News u sheegay in weerar 3 maalin ka hor ay ku soo qaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Duqii Hore Ee Gobolka Banaadir Oo Geeriyooday, Akhriso Taatiikhdiisa Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday duqii hore ee gobolka Banaadir Mr. Axmed Mude Xuseen kadib markii uu muddo ku xanuunsanayey isbitaal ku yaalo magaalada. Axmed Mude Xuseen waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo Soo Dhaweysay Sharciga Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka. Ergeyga Xogheyaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa ammaanay saxiixa uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh saxiixay sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka. Michael…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 8 Xaqiiqo Oo Muhiim u Ah Doorashada 2016-ka, Shuruudda Ergada, Tartamayaasha Labada Aqal, Haweenka iyo Lacagaha Dalka waxaa ka dhacaya doorasho, dad badan ayaa isweydiinaya waa maxay shuruudaha laga rabo ergo doorasho, shuruudaha dadka u sharaxan labada aqal, sidee haweenka ku heli karaan 30% iyo lacagaha…