3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiriirka Fatxulah Gulen iyo Muftigii Masar Cali Jumca Maxamed Goormaz oo madax ka ah waaxda arrimaha diinta ee dalka Turkiga ayaa waxaa uu ka sheekeeyay markii ugu horeysay xiriir ka dhaxeeyay kooxda Fatxulahi Gulen oo ah ninka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Gabar Soomaaliya Ku Dhalatay, Xeryaha Kenya Ku Soo Kortay Oo Ku Guuleysatay Doorasho Ka Dhacday Mareykanka Ilhaan Cumar oo ah gabar qaxootiga Soomaaliyeed ee Mareykanka ah ayaa ku guuleysatay xisbiga dimoqoraadiga qofka ay u sharaxayaan golaha wakiillada ee Minnesota. Dadka ay Ilhaan ka guuleysatay waxaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Labo Kursi Ayaa Aqalka Sare Loogu Daray Beelo Ka soo Jeeda Puntland Maamulka Galmudug ayaa ka soo horjeestay 2 kursi uu sheegay in madasha ay ugu dartay maamulka Puntland aqalka sare. Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed oo saacado ka hor ka degay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Akhriso: Warqadaha La Kala Saxiixday Ee Heshiiska Somaliland iyo DP World Oo Ku Saabsan Dekadda Berbera Heshiiskan Dekadda Berbera Ee Somaliland iyo Shirkadda DP World ee muranka dhaliyay waxaa ay baarlamaanka Somaliland si aqlabiyad u ansixiyeen maalintii isniinta aheyd iyadoo 69 mudane ay ogolaadeen halka 4…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Taageerayaashiisa Ugu Baaqay In Clinton ka hor istaagaan Madaxtinnimada Donald Trump ayaa lagu eedeeyay in dadka ku dhiirigelinaayo qalalaaso iyo dhib in ay geystaan kadib markii taageerayaashiisa xagga qoryaha in la qaato aaminsan uu ugu baaqay in Clinton ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Putin iyo Erdogan Oo Bog Cusub U Furay Taariikhda Labada Dal Madaxweynayaasha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta ku kulmay St Petersburg. Waa safarkii ugu horeeyay ee Tayyip Erdogan dalka dibadda uga baxo tan iyo markii uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Waa Kuma Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya? Stephen Michael Schwartz oo ah safiirka cusub ee Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya ayaa maanta warqadihiisa aqoonsiga ee uu ka siddo madaxweyne Obama hordhigay wasiirka arrimaha dibadda ee soomaaliya Cabdisalam…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Mareykanka Oo Warqadaha Aqoonsiga U Gudbiyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Safiirka cusub ee Mareykanka u magacaabeen Soomaaliya Stephen M. Schwartz ayaa maanta warqadisii safiirnnimo u gudbiyay wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya mudane Abdisalam Omar Hadliye ka hor inta aanu u…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khalif: Inaga oo Khaatumo ah oo Maamul ah iyo iyagoo Somailand Oo Maamul ah ayaa ku heshiiyay in aan Wada Hadalno Madaxweynaha Khaatumo Cali Khalif Galeyr oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa beeniyay wararka sheegaya in ay Cali Khalif uu ogolaaday in uu yahay Somailand, isagoo qiray in ay…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Askareynta Kooxda Fethullah Gülen: Sarkaal Ka Sheekeynaya Min Dugsi Sare Ilaa Xeryaha Ciidanka Sarkaal xigeen ka tirsan ciidamada Turkiga oo lagu magacaabo“S.I” ayaa qirasho ka hor sameeyay xeer ilaalinta guud ee gobolka Hakkari ee koofur bari dalkaasi Turkiga. Ninkan oo ka xun natiijada…